Premium listings

Guriga Waa Sadax Qol Iyo Fadhi Waa Ankara
    
   28000.00 Dollar US$
Gurigaan Waa Afar Qol Iyo Fadhi
    
   53000.00 Dollar US$
Mashruucan Guryaha Turkiga
    
   50000.00 Dollar US$
Gurigaan Waa Ankara
    
   70000.00 Dollar US$

Latest Listings

 

1.50 Dollar US$
iibin fruit fesh ah oo qiimo jaban
Avocado  1.5$ Cannas 4 $ Canab 3.5 $ Sanjabiilka qooyan 3 $
   Mogadishu
 October 19, 2020

170.00 Dollar US$
Farenjiyeer celis ah
Waa chest freezer SHARP model:SCF-K260H-WH2 waa nadiif wax cilada ah maqabo Tell:0612745224
   Mogadishu
 October 7, 2020

800.00 Dollar US$
Macbook Pro
waxaan  iska iibinayaaa   labtob  apple ah    Qofkii Doonaya  Waan Ka iibinayaa
   Hargeysa
 September 30, 2020

850.00 Dollar US$
Mooto Vespo Beec Ah
Macamiil waxaan Kuu heynaa Mooto Vespo Beec Ah (iib Ah) Lacagta Lagu Rabo waa 850$Waxii Faahfaahin Ah Nagala soo Xariir
   
 September 27, 2020

Free
Bakaro Online Store /   online shopping Website
waxaa naqa iib ah website kaan hoose hadii aad daneyneyso nala soo xariiri mahadsanid website:            https://www.bakaroonlinestore.com facebook page:   https://www.facebook.com/bakaaroonlinestore/ youtube:      https://www.youtube.com/channel/UCrHq3pj9fYiPCzaAbk04z3A twitter  :       https://twitter.com/BakaronlinStore    
   Mogadishu
 September 18, 2020

70.00 Dollar US$
20x20 madiina ama wadajir xaafada
Waa boos 20x20 xaafada fooriyow AMA madiina ama wadajir dhanka is goyska ka afgooye bidixda Dhanka midigta waxa ka xiga warshada biyaha Booska waa dhisan yahay darbigiisa ganjeelo ku xeran Geedo lagu aburey Dhexdiida jid Cade hor mara saas daraded waa sadex jidle meel fiican oo qurxoon ku yaalo masajid cusub ayaa ku Dhegan.
   Mogdishu
 September 8, 2020

300.00 Dollar US$
Tv cusub
Waxaa idiin heeynaa Tv Smart Tcl Size yada kala ah 43inch,49inch,55inch iyo 55 inch Waa TV Full smart ah oo Youtube,Netflix wax walba internet laxariira leh Waxaa kaloo leeyahay Damaanad 1 sano ah Waxii Faahfaahin Fadlan laxariir 0616559781 whatsApp
   MUGDISHO
 August 16, 2020

700.00 Dollar US$
Celis motoor nadiif ah daxal bixin u baahan kaliya m.p taariko ah
Mooto bajaaj celis ah yaa lagaaga hormarin
   Mogadishu
 August 13, 2020

70.00 Dollar US$
Airpods pro
Waxaan idin haayaan airpods pro oo new ah weligey Original waxan ka heli kartaan Mogadishu mall waxii fafahin ahna kala xariir 0614779255 Ama 0615897234
   Xamar weyne
 August 6, 2020

1800.00 Dollar US$
suzuki alto oo riis ah
Macaamiisha Sharafta Leh BCG waxay idiin heysaa susuke aallto Sikin AG Qiimaha Waa 1800$ iyo heshiis. Wixii Faah-faahin ah Nagala Soo Xariir
   
 August 3, 2020

Check with seller
alab iib ah
asc asxaapta waan idinsalaamay meelkastoo caalamka aad ka joogtaan soodhawaada wllo qaali waxàn idiin hayaa wllo qaali alaabatan sawirka aad ku arkaysaan wllo qaali oo aanu kula saa irayno kafaa idayso wllo qaali nalasooxidhiidh wllo qaali 0633009446
   
 July 31, 2020

5000.00 Dollar US$
BOOS IIB AH
WAA BOOS BANAAN OO KU YAALA XAAFADA XAJI-BUUBE LAAMIGIGA WAXAA KA XIGA HAL BOOS OO  KALIYA! CABIRKA  WAA 20X20  
   Bulobarde
 July 22, 2020

3400.00 Dollar US$
gaari bareemio Beec Ah
Macamiil Waxaan Kuu Heynaa gaari bareemio Beec Ah Taargo 2006 AG LACAGTA Lagu Rabo Waa $3400 Iyo Hishiis Soo Dhawaaw MacamiilWixii Faahfaahin AH Nagala Soo xariir 06156669910615777220What's Up 0615666991
   
 July 18, 2020

1.00 Dollar US$
Light Book
Light Book Waa Qaamuus yare ay ku qoran yihiin Afar Qeybood oo erayo English ah oo Af-soomaali lagu turjumay iyo Tusaale yaashooda oo sharaxan. 1- Home Appliances: Erayada Alaabta Guryaha laga isticmaalo ( Tusaale: Flask: Tarmuus) 2- Clothing and Accessories: Erayada Dharka la xirto iwm ( Tusaale: Vest: Garan, T-shirt: Fanaanad) 3- World Professionals: Erayada Xirfadleyda Caalamka ( Welder: alxamaa, ) 4- Nations and...
   Mogadishu
 July 17, 2020

45.00 Dollar US$
Nike & addisa & puma  &yeeze 350
Qafkii ubaahan ha ila so xariro Waxan kugu keena mesha aad jogta Thank you Numberkaan 0615897234
   Waberi
 July 16, 2020

3200.00 Dollar US$
Waa mooto Bajaaj oo Turbo ah
Waa mooto Bajaaj oo Turbo ah Intercoolerwaa Mid sharaxan oo qurux Bdn kala xiriir 0906224614
   
 July 16, 2020

3000.00 Dollar US$
Gaari iib ah Noah ismiir ah
Gaari iib ah Noah ismiir ah midabkeedu yahay cadaan qiimaha wa 3000k iyo heshiis wixii faah faahin ah kala xiriir 0906816170 ama 0907746922 goobtu waa garowe
   
 July 16, 2020

30.00 Dollar US$
Nike zoom  oo raqiis ah
Waxaan idin keeney kawaha Nike zoom igala soo xariir
   muqadisho
 July 15, 2020

200.00 Dollar US$
Mashiinka Jalaatada
Waxaan hayaa machine-kii lagu samaynay Ice Cream-ka. Laba week oo kaliyaata aya la isticmaalay. Qiimahana marki hore 1500 ayaan soo siistay, imikana 900 ayan ku iibinayaa. hadii aad u baahan tahay numberka igala soo xidhiidh 0633464222
   
 July 7, 2020

580.00 Dollar US$
Labtop apple Macbook bro 2009
waxaan  iska iibinayaaa   labtob  apple ah    Qofkii Doonaya  Waan Ka iibinayaa 061-4388-423   MAHADSANID
   Muqdisho
 June 26, 2020