Wax Badan Ka Baro iibka

Wax Badan Ka Baro iibka

  1. iibka.com waa barta internetka ee Soomaaliya lagu kala iibsado badeecadaha iyo adeegyada. Hadii aad hayso badeecad aad mudo yar isticmaashay oo aad doonayso in aad iibiso, ama aad hayso alaab cusub oo iib ah; ama adeeg aad samayso, waxaad ku xayaysiin kartaa iibka.com.

    Sidan samee:
    1- Badeecadda sawir ka qaad.
    2- Riix badhanka kore ee ay ku qoran tahay: PUBLISH LISTING.
    3- Gali badeecaddaada ama adeegaaga, adiga oo reebaya lambar ama email lagaala soo xariiro.
    4- Marka aad badeecadda galiso, ku #share ku dheh baraha bulshada sida Facebook, Google, Twitter, iwm, si aad u gaarsiiso dad badan oo badeecaddada u baahan.
    5- Hadii aad caawinaad u baahan tahay nala soo xariir, si aan kaaga caawino xayaysiinta badeecaddaada ama adeeggaaga. Fadlan #share iibka.com, si Soomaali badan uu uga caawiyo in ay badeecadahooda iyo adeegyadooda ku kala gataan, dalka oo dhan.

    Mahadsanid,
Top