Information
For more information about our classifieds, please check following links.
Wax Badan Ka Baro iibka KA FAA’IIDAYSO FURSADAAN GANACSI EE SUUQA IIBKA
Welcome to iibka.com! Sign In Are you new to our site? Register now
Categories

KA FAA’IIDAYSO FURSADAAN GANACSI EE SUUQA IIBKA

KA FAA’IIDAYSO FURSADAAN GANACSI EE SUUQA IIBKA

Ku beec gayso alaabtaada free Suuq Caalamiga ah www.iibka.com kaasoo isku xiraya Soomaalida ku nool Dunida Dacaladeeda.
Suuqan wuxuu u adeegi doonaa bulsho-weynta Soomaaliyeed, iyadoo uu Adeegsan karo qof waliba oo Iska iibinaya ama iibsanaya badeeco, waa suuq ku yimid Baahida Bulshada, waa suuq u dhashay kana dhashay Bulshada Dhexdeeda

Ma doonaysaa in aasd si fudud ugu iibgaysato ganacsigaaga adiga oo aan waqti ama safar ku ku dhumin

Ma doonaysaa in adiga oo gurigaaga ama goobtaada shaqo ku sugan aad heshid dalabkaaga duniga meelkasta oo aad ka joogto
Ma doonaysaa in gurigaaga ama goobtaada shaqo laguugu keeno dhamaanba wixii aad dalbatey iyaga oo amaan ah

Ma doonaysaa in si aan dhibyar aad ku iibiso allaab, aad doonaysid in aad ka iibiso qof kaa dheer ama kuu dhaw

Dhamaan su’aalahaas aan soo sheegnay jawaabtoodu haa tahay waxaa kuu fududeeyay Suuqa Caalamiga ee Iibka.com ,

Suuqaanoo loo furey in uu sahlo qayb libaax lehna ka qaato hor u marinta Ganacsiga Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan .

Suuqa IIBKA wuxuu suurtogaliyay in uu isku xiro Min Tuulo illaa Degmo, Min Degmo illaa Gobol, Min Gobol illaa Caasimad , Min Dal illaa Dal , Min Qaarad illaa ka Qaarad

Hadaba ka Faa’iidayso Fursadaha Ganacsiga ee uu Xambaarsan yahay Suuqa Caalamiga ee IIBKA.COM adigoo wixii Faah faahin intaa dheer lasoo xiriiri kara suuqa Caalamiga Xaruntiisa Weyn ee Magaalada London ,Dalka Ingiriiska

Mahadsanid

Hello! Sign in to get more.
Home Search My favorite items My account My alerts My personal info My listings Mail us Call us
Refine search
Keyword
Category
Location

Country

Region

City

Pictures
Price

Price:

-
Advanced
Clean search