Iska iibi

Result 1 - 18 of 103 listings
1

Caffeine_oil

20.00 Dollar US$

Waxaan haynaa saliida bidaarta iyo garka loo isticmaalo sida ugu dhaqsiyaha badan ayay timaha kugu soo saareysaa insha allah qiimaheda waa mid iska macquul ah oo ku raali galin doona Read more

· Banadir November 24, 2019
3

Ka Iibso dhar cusub oo casri ah Turkey

10.00 Dollar US$

Waxan idiin haynaa dharka modelkii ugu danbeyay oo aan sogadhin wadanka lkn lagu dalbayo macmiil waxd kaheli kartaa xawo abokor abdulle dalka turkiga iyo hodan oojogta swedan labardaa waa turki +905399106032  nazib wacn macmiil Read more

· October 2, 2019
1

FADHI CELIS HAAF QIIMAHA 250 IYO heshiis

200.00 Dollar US$

xaafada suuq liif degmada MAdiina  kala xiriir 0619537588 Read more

· September 24, 2019
2

Waxa aanu kuu haYnaa kabo cusub

18.00 Dollar US$

Waxa aanu kuu haYnaa kabo cusub oo aan wali wadanka soo gaadhin,kabaha oo ay samayso shirkada wakhti xaadirkan hysata aduunka ee ka adeegata waxayaalaha dharka iyo kabaha zhandadaha xaragada galalka mobileda iYo wixii la mida. Carwada kabaha kuu keentaY waxaY kuu wadaa adeeg dheeri ah carwooYinka kl... Read more

Hargiesa · Maroodi_jeeh September 18, 2019
4

Alaab celis ah oo nadiif

500.00 Dollar US$

Alaab celis ah oo nadiif ah qiimaha lagu rabo waa 500 doolar wixii intaas dheer wac tel:0617885360 Read more

· September 17, 2019
1

A20 SAMSUNG

110.00 Dollar US$

Waa mubel ceelis ah ona nadif ah waxa lahestay mudo biil ah wax cild malahan daruf aya luu gadoya Waxa waye 32Gb fingar u leyahayhadi ubahan tahay igala so xarir 0613040860 lacagta waa 110$ iyo heshis Read more

· Muqadisho September 14, 2019
1

Samsung Galaxy tab A6

100.00 Dollar US$

Samsung Galaxy tab A6 $100waa mobile celis nadiif ah kala so xiriirFarxiyo 0613187755 Read more

· muqadisho September 8, 2019
1

jiiiif Qiima Macquul ah lagaa siinayo

200.00 Dollar US$

waa jiif talyani ah mudo 2 bilood ah la isticmalay igala soo xiriir 0615630685  xaafada Taleex degmada Hodan Read more

· September 4, 2019
1

Boorso beec ah

20.00 Dollar US$

waa boorso caadi ah hdan leh charger wxayn awooda in chachereyso telfonkda adoo wdada socto wxay kmid thy 6 boorso o china laga kenay qiimhdu asalka 27$ wxaan daganahy agarka bar ubab telka 0616301328 wax cilad ah mlahan Read more

· muqadisho July 28, 2019
1

ADSL - Hormuud Telecom iiba ah

13.00 Dollar US$

waa intarnetka kuriga wax cilad malahan hadi ubahantahay igla so xarir 0613040860 Read more

· July 28, 2019
1

waa Mobile A20

135.00 Dollar US$

waa Mobile A20 wax cild an lahenin 2isbuc laso hestey Rmka waa 3Gb maskaxda waa 32gb 2sim ayu qada iyo mimri gadal waa 2kamiro iyo fingar igala so xarir 0613040860 Read more

· muqadisho July 22, 2019
1

waa computer ultrasound

2600.00 Dollar US$

waa computer ultrasound cuseyb xigeyn ahQiimaha waa $2600 iyo heshiiswixii faahfaahin soo wac061 5448158 Read more

· muqadisho July 20, 2019
1

Buugga Barashada kaxeynta baabuurta iyo calaamadaha wadoowinka

5.00 Dollar US$

Waa buuggii ugu horeeyay ee noociisa ah oo abid lagu qoro afka Soomaaliga. Waa buug loogu talagalay umada soomaaliyeed ee jecel xirfada wedista baabuurta, buuggaani wuxuu ka bilaabanayaa meesha ugu hooseeysa ilaa dhamaad, waana buug si fiican u caawin doonaa umada soomaaliyeed ee jecel barashada dar... Read more

· GAALGACYO July 20, 2019
1

Iphonex

300.00 Dollar US$

Waa mobile cusub oo 3 bilood kaliya la isticmaalay Ayaan5667@hotmail.com Read more

Wardhiigley · Banadir May 30, 2019
1

Waa saacad Qurxoon

7.00 Dollar US$

Waa saacad Qurxoon , Quruxdeedana waxaad Dareemaysaa Markii aad Gacanta ku Xirato Tell : 0613885188 Read more

muqadisho · banadir May 28, 2019
1

waa mobile celis nadiif ah

110.00 Dollar US$

waa mobile celis nadiif ah kala so xiriir0619242775 Read more

muqadisho · banaadir May 28, 2019
3

iphone6s

265.00 Dollar US$

Macaamiisha qaaligaa waxaan kuu heynaa iphone6s 16GB mudoyar la isticmaalay  0613280505 Read more

Muqdisho · Banaadir March 27, 2019
2

Jiif iyo Fadhi iswato

1600.00 Dollar US$

Jiif iyo fadhi oo is wato iib ah qimahane 1600$ Burco somaliland iyo talefanadaa TEL 634341374 Read more

· Burco March 26, 2019
Top