Guryaha

Listings
  • Madooneysaa Boos Iib Ah Oo  Ganacsi

    Madooneysaa Boos Iib Ah Oo Ganacsi

    Guri iib ah xamar January 25, 2018 600000.00 Dollar US$

    Madooneysaa Boos Iib Ah Oo  Ganacsi  kusameysato  Hadii Eey Jaawaabtu Haa  tahay  Aniga Waxaan Kuu Haayaa Guri Ku Anfaco  Oo Meel  Muhiim Ah Kuyaalo Somalia Mugadisho Dagmada Howlwadaag  Suuqa Bakaaraha Ga...

  • Dhul iib ah oo ku yaala magaalada hargeysa

    Dhul iib ah oo ku yaala magaalada hargeysa

    dhul iiba Hargeysa January 18, 2018 28000.00 Dollar US$

    Dhul iib ah oo ku yaala magaalada hargeysa gaar ahaan 150 street agagaarka masaajidka ina qaalib  cabirka dhulka 12m.18m laba wajahadood leh  TEl 004740630159

  • dhulbanaan oo iib ah

    dhulbanaan oo iib ah

    dhul iiba mogadishu November 10, 2017 55000.00 Dollar US$

    dhul banaan oo iib ah waxa uu ku yaala degmada yaqshid gaar ahaan xaafada caymiska ka soo horjeedka sarta gaalkka sugnto ka ah laamiga cabirkiisa waa 20x30 m2 leh hal wado wuqooyi u jeed ah intakle guryo ka xigaan TEL0 0252 619036529

  • dhul iiba

    dhul iiba

    Guri iib ah October 11, 2017 110000.00 Dollar US$

    20×20 waa iib waxaa ku yaalo guri Dunsan laamiga wuxuu ujiraa 17aad laamiga madiino.xaafada xalane lacagta Waa 110000  Wixii faahfaahinah Tel:0615591400 aqalka.com   Tel: 00252615591400

  • Guri Iib ah

    Guri Iib ah

    Guri iib ah October 11, 2017 Check with seller

    Guri Iib ah waa 20×20 waa dhex kadhis waxaa uu kuyaalaaDhawarka dambe hormuud MadiinaWaa 16aadWaa labajidle  Wixii FaahFaahin ah Tel:0615591400    00252615591400 aqalka.com  iibka@hotmail.com

  • GURI  KIRO  AH  2  QOL  MUSQUL  IYO  KUSHIIN

    GURI KIRO AH 2 QOL MUSQUL IYO KUSHIIN

    Guri Kiro ah October 8, 2017 65.00 Dollar US$

    WAA  LABO  QOL  MUSQUL  IYO  KUSHIIN   WAA GURI HADA  GACANTA  LAGA QAADAY  CUSEEB AH WUXUU KU YAALAA JIDKA WARSHADAHA KASOO HORJEEDKA  STADIUM MUQDISHO CUBEYD  HOSPITAL AYUU DARIS LAYAHAY  ...

  • Was boos iin ah oo qiimo jeban oo kuraligaliya

    Was boos iin ah oo qiimo jeban oo kuraligaliya

    dhul iiba October 8, 2017 15000.00 Dollar US$

    Waboos iib ah uu qiimo jaban oo leh laba jid kuna yaala hodaan faafafa ..... 00252618321840,0615886284

  • Guri Beec ah 1da majo

    Guri Beec ah 1da majo

    Guri iib ah October 3, 2017 135000.00 Dollar US$

    Guri Beec ah 1da majo waaberi lacagta  waa $135000 Wuxuu ka kooban yahay 4qol iyo musqol kushino Wixii Faah faahin ah Kala sooxiriir aqalka.com Tel:0615591400  ama Tel:00252615591400 iibka@hotmail.com

  • Nusboos beec ah

    Nusboos beec ah

    Guri iib ah October 3, 2017 55000.00 Dollar US$

    Nusboos beec ah  laamiga Madiino Wuxuu   ujiraa waa  booska 4Afraad  kakoobanyahay 5qol 1 musqul iyo jiko lacagta lagu iibinaayo waa 55000$ Kala sooxiriir aqalka.com Tel:0615591400  ama Tel: 00252615591400 iibk...

  • Guri beec ah

    Guri beec ah

    Guri iib ah September 30, 2017 Check with seller

    Guri beec ah Wuxuu ka kooban yahay 5qol iyo musqul Waa labojidle laamiga Suuq waynaha madiino Wuxuu ujiraa 20Boos Isagaa 21aadkuah Wixii Faah faahin ah Kala sooxiriir aqalka.com Tel:0615591400  ama Tel:00252615591400 iibka@hotmail.com

  • Guri iib ah

    Guri iib ah

    Guri iib ah September 28, 2017 140000.00 Dollar US$

    Guri iib ah 20/20 dhex kadhis ah Waa Dhismihii Hore Laamiga suuqa Wayn Madiino $ 140000 Wixii Faah Faahin ah 00252 615591400

  • Maku dhibtootay raadinta Guri Kiro ama Iib ah?

    Maku dhibtootay raadinta Guri Kiro ama Iib ah?

    Iska iibi Guri September 23, 2017 Check with seller

    Maku dhibtootay raadinta Guri Kiro ama Iib ah? Maku dhibtootay kireynta ama iibinta Guri ama dhul aad leedahay? Hadaba, waxaa arrintaas kuu sahashay shirkada iibka.com  oo hada ah suuq aad ka heli karto Guryo iyo Ganacsiyo Kiro ah, iyo Guryo iyo...

  • Dhul IIB ah, Kaxda Qeybta B

    Dhul IIB ah, Kaxda Qeybta B

    dhul iiba September 23, 2017 6000.00 Dollar US$

    Waa dhul banaan oo ku yaalo Deegaanka Kaxda Qeybta B, waa Afar boos oo haysata wadada Xasan A. Mahdi, Cabirka booskii waa 20x20 M2. Qiimaha booskiina waa $6 kun iyo heshiis.00252612 922 240 

  • Dhul IIB ah, Agagaarka Caymiska

    Dhul IIB ah, Agagaarka Caymiska

    dhul iiba September 17, 2017 50.00 Dollar US$

    Waa Dhul boos banaan oo iib ah, wuxuu ku yaala Degmada Yaaqshiid,xaafada caymiska, wado ka baxdo SYL darisna la ah warshada Bacda iyo Plactics-ka. Dhanka kale, waxaa ka xiga schoolka Ibnu Quzeyma labada dhinac kalana Guryo degan ah. Cabirka dhulka wa...

  • Guri IIB ah - Dabakayo Madow, Madiina

    Guri IIB ah - Dabakayo Madow, Madiina

    Guri iib ah September 13, 2017 115000.00 Dollar US$

    Wuxuu ku yaala booska Afaraad Lot. 1'aad dhanka Laamiga, wuxuuna xigaa dhanka wadad Jaayga ah ee aada Macalin Nuur, Jidka Dabakaayo Madow ka baxo. wuxuu leeyahay Gurigan Document saxan, waana Bari ujeed, Cabirkiisuna yahay 10x20 M2 (Diyeeshe), Waa Gu...

  • Guri 4 maqsin oo Daar ah

    Guri 4 maqsin oo Daar ah

    Guri iib ah September 8, 2017 30000.00 Dollar US$

    Cabbir: 40x30 Xaafada: Jameecada iyo Oktoobar dhexdooda gaar ahaan dhinaca Koonfureed ee Taalada Shimbirta (Kaalintii shidaalka Ex-Total) ama dhinaca danbe ee Mother Land Hotel.

  • Guri iib ah

    Guri iib ah

    Guri iib ah Hargeyso September 5, 2017 85000.00 Dollar US$

    Gurigani waa Guri dhismahiisu cusub yahay wuxuuna ku yaalaa xaafadda Badda cas.waa Guri iib ah oo kuna yaala meel ku haboon in la dago.

  • Apartment Kiro Ah

    Apartment Kiro Ah

    Guri Kiro ah (xamar) September 3, 2017 250.00 Dollar US$

    Waa guri dabaq ah oo loo dhisay qaab apartment casri ah, wuxuu ka.kooban yahay labo qeyb. Qeyb ah 3 qol Jiif, Fadhi ,sadex Musqul & Jiko iyo qeyb ah 2 qol Jiif, Fadhi, Sadex Musqul & Jiko. Adeegyada dheeriga u ah dhismaha waxaa ka mid ah Wiis...