Gaadiid

Listings
  • Waa gaari iib oo mustacmal ah

    Waa gaari iib oo mustacmal ah

    Baabuurta (MOG) February 14, 2018 1700.00 Dollar US$

    Waa Gaari mustacmal ah oo Nadiif ah waxaadna kaheleysa magaalada mogdisho Kala xiriir 0615464507/0612546071/0682329593

  • NOAH

    NOAH

    Baabuurta Mogadisho (Dharkeynleey) January 6, 2018 3500.00 Dollar US$

    Waa gaaro NOAH cadaan ah  TEL 0612106666  

  • Toyota corolla Spacio

    Toyota corolla Spacio

    Baabuurta November 12, 2017 2000.00 Dollar US$

    Waa gaari mustacmal ah oo nadiif ah wuxuuna yaalaa magaalada muqdisho TEL0617453182

  • fiat 110-14

    fiat 110-14

    Baabuurta Muqdisho (BANADIR) November 2, 2017 19000.00 Dollar US$

    waxaan haayaa gaari fiat 110 xamuul ah, waa gaari mardhow soo degay waxuuna diyaar u yahay shaqo, sidaas darteed hadaad xiiseeyneeyso ila soo xeriir waxii faahfaahin ah diyaar ayaan kuula ahay, qiimaha waa laga heshiinayaa mida kale gaariga waxka dhi...

  • MOTO  BAJAJ  TVS  CELIS  AH  OO  CSUEEB  WAXBA  DHAAMIN

    MOTO BAJAJ TVS CELIS AH OO CSUEEB WAXBA DHAAMIN

    Mooto & Bajaaj October 6, 2017 2300.00 Dollar US$

    WAA  MOTO  CUSEEB   AAN WAXBA  DHAAMIN  OO TVS  AH   MIDABKEEDU GADUUD YAHAY  no kaan kala soo xirir 0616000338

  • ALION  AF CADAAN AH  OO  QIIMA JABAN

    ALION AF CADAAN AH OO QIIMA JABAN

    Baabuurta October 6, 2017 3300.00 Dollar US$

      FADLAN HADAAD  UBAAHANTAHAY  ALION  RAQIIS AH OO SECOND AH  CADAAN CILAD LAHEYN  NALA SOO XIRIIR WAXAD KA HELI KARTAAN NO. KAN 0616000338

  • FIELDER  CADAAN  AH  OO  CUSUB

    FIELDER CADAAN AH OO CUSUB

    Baabuurta October 4, 2017 4000.00 Dollar US$

    WAA FILDER  CADAAN AH OO  CUSUB  BILO  AAD UYAR  LAHEESTAY WAX CILADA AN LAHEYN IYO XOGITIN  BAKARO MARKET AYAD KA HELEYSAA AMA TAALAA 0616000338

  • WAA  MOTO  VESPA  AH  OO  RAQIIS AH

    WAA MOTO VESPA AH OO RAQIIS AH

    Mooto & Bajaaj October 1, 2017 670.00 Dollar US$

    Vespa MOTO  oo  RAQIIS  AH  LANA HEESTAY  MUDO  6 BILOOD AH  FADLAN YAAN LAGAA HOR  GADAN  EE  LASOO XIRIIR TELFANKAN 0616000338

  • Waa baabuur Toyota harrier

    Waa baabuur Toyota harrier

    Baabuurta September 20, 2017 2500.00 Dollar US$

    Waa baabuur Toyota harrier (2003) iib ah, aad iyo aad u tayo wanagsan qiima macquulana lagasiin, mis waxaa wacdaa Mohamed:00252617243914 oo ah mamulaha company.

  • Waa gari hari ah oo qimo jaban

    Waa gari hari ah oo qimo jaban

    Baabuurta MGO September 15, 2017 1700.00 Dollar US$

    Gari hari qimo jaban

  • Baabuurkan waa beec Iveco

    Baabuurkan waa beec Iveco

    Baabuurta September 15, 2017 35000.00 Dollar US$

    Baabuurkan waa beec Iveco 440 waa saamtereel furka kali buubgacal@hotmail.com 0041789139053

  • Gaadhi Hardtop ah

    Gaadhi Hardtop ah

    Baabuurta September 7, 2017 12000.00 Dollar US$

    Waxaan haynaa gadhi Hardtop ah oo numberadii danbe ah, cidii doonaysa numberka ku qoran ha igala soo xidhidhaan

  • Mark ll 110

    Mark ll 110

    Baabuurta August 21, 2017 450.00 Dollar US$

    Waa gaadhi 110 ah oo cadaa. Qiimihiisu waa macquul hadii aad diyaar fadlan na soo wac..

  • RAAXO VITZ IIB AH

    RAAXO VITZ IIB AH

    Baabuurta August 21, 2017 1700.00 Dollar US$

    waxaan hayaa gaadhi iib ah oo vitz ah cidii u baahan hayla soo xidhiidho

  • Gaadhi Vits ah

    Gaadhi Vits ah

    Baabuurta August 21, 2017 2000.00 Dollar US$

    Waxaan hayaa gaadhi Raaxo, cidii u baahan ha igala soo xidhiidho numberka ku qoran TEL 0634745387

  • Gaadhi Lancruiser ah

    Gaadhi Lancruiser ah

    Baabuurta hargeisa August 21, 2017 13000.00 Dollar US$

    waxaan hayaa gaadhi land cruiser ah decorationkiisuna fiican yahay numberkiisu wa 75 qiimiihiisu waa 13000 dollar qofkii raba haygala soo xidhiidho 0634412372 0654412372