iibka.com - WAA SUUQ, XARAASH IYO XOOLO JABAN!
Guryo Cusub oo Kiro ah, Burco. (Somaliland)
Waa guryo cusub oo qurxo badan oo kiro ah, kuna yaal xaafado fiican oo magaalada Burco, ee xarunta gobolka Togdheer, dhexdeeda ah. Suuqyada magaalada, adeegyada Burco, xafiisyada iwm guryuhu aad ayey ugu dhow yihiin!
Waxaa loogu talogalay dadkeenna d...</description>
guryo kiro ah (nairobi/ kenya)
			<description> Bismilaah;asalaamu caleykum warxmatulaahi wabarakaatu,salaan ka dib walaalayaal waxaan idin hayaa guryo kiro ah waxeyna kuyaalaan airporka agtiisa, xaafadda Tasia Ama  feeda, guryaha waxeyna ka kooban yihiin waa labo Appartment oo midkiiba ka kooban yaha...</description>
Xaaxi Hotel Hargeisa Telefon 002522 560990 (Somaliland Hargeisa)
			<description>Xaaxi Hotel waxuu Kuyaal wadda Garoonka Dayuuradaha ee Hargeisa 
Dhanka Waqooyi ee Hotel Star (50 Metter), waxuuna Diyar kuula Yahay 
Martigalin wacan iyo Qiimagha Aduunka ugu Hoseeya ee Hotel Casr ah lagu Seexdo 
SingleBedroom       2 Doollar
Deubl...</description>
guryo kiro ah (zambia)
			<description>guryahaani waa kuwo dhamaystiran oo leh garden garage big parking big yard swiming pool 
jubajalam2005@hotmail.com</description>
Guri Ijaar ah (Cairo(Egypt))
			<description>a/c 
dhammaan dadweynaha somaliyeed meel ay joogaanba waa salaamaya. salaan ka dib waxaan ogaysiinaya inaan hayo guri ijaar ah oo ku yaal magaalada qaahira gaar ahaan xaafada 6 october ee somalidu aad u degan tahay. macluumaadka gurigu waa sidan: wuxuu k...</description>
qol ijaar ah (Stoneham,MA USA)
			<description>waxaan daganahy guri ka kooban labo qol waxaan u baahanhay in aan kireeyo hal qol, oo qura hadii aad tahay dhalinyaro u baahn guri aad u kro jaban oo aad ku noolaataa fadlan waad ila sheeri kartaa wax kastaan waan qeeybsaneeysaa sida kirada mida akle waxa...</description>
QOL QALABAYSAN OO KIRO AH (OSLO, NORWAY)
			<description>Waxaa cidii xiisaynaysa loo hayaa qol suuligiisa iyo kijadiisa wata (hybel leighet)isla markaana qalabaysan oo qofku shandaddiisuun la soo galaayo adigoon ka fekerin waxaad ku seexan lahayd, wixii wax lagu karsan lahaa iyo wixii fadhiga lagu yaqaanay iwm....</description>
Guryo Kiro iyo Iib ah, Burco (Somaliland)
			<description>Waa guryo cusub oo qurxo badan oo kiro iyo iib ah, kuna yaal xaafado fiican oo magaalada Burco, ee xarunta gobolka Togdheer, dhexdeeda ah. Suuqyada magaalada, adeegyada Burco, xafiisyada iwm guryuhu aad ayey ugu dhow yihiin!
Waxaa loogu talogalay dadke...</description>