GURI KIRO AH AGAGARKA AIRPOTKA & HOTEL JAZEERA

  • 3000.00 Dollar US$
  • Published date: September 3, 2017
    • 0612922241, Somalia

Cabirka Guriga waa 24x24
wa guri dhex ka dhis ah oo qurux badan
Gudaha waxa ka dhisan 5 qol & 3 musqulod
Qeybta banaanka waxa ka dhisan qol service ah
iyo musqul iyo kushiinka
wuxuu leeyahay parkin fiican
Qiimaha guriga waa 3000 iyo heshiis aad ku qanacdo
Wixii faah faahin dheri ah kala xiriir
Tel : 0612922241

Useful information

  • Avoid scams by acting locally or paying with PayPal
  • Never pay with Western Union, Moneygram or other anonymous payment services
  • Don't buy or sell outside of your country. Don't accept cashier cheques from outside your country
  • This site is never involved in any transaction, and does not handle payments, shipping, guarantee transactions, provide escrow services, or offer "buyer protection" or "seller certification"

Leave your comment (spam and offensive messages will be removed)

Related listings