Madooneysaa Boos Iib Ah Oo Ganacsi

  • 600000.00 Dollar US$
  • Published date: January 25, 2018
    • 00447939575722, xamar, Somalia

Madooneysaa Boos Iib Ah Oo  Ganacsi  kusameysato  Hadii Eey Jaawaabtu Haa  tahay  Aniga Waxaan Kuu Haayaa Guri Ku Anfaco  Oo Meel  Muhiim Ah Kuyaalo 
Somalia Mugadisho Dagmada Howlwadaag  Suuqa Bakaaraha Gaar Ahaan Dhabarka Dambe Ex Shirkadii Olmbic Oo hadda  loo  yaqaano Somtel  Kasoo Horjeedka Masjidka Habar Calfo  Waa Boos Tareedisho Ah waxaa Kuyaalo 3 Baqaar Oo Waa Weyn Oo Hadda kugireysan $1500 
Booskan Docomentigiisa Woo  Dhameystiranyahay Wax Walbo Oo laga Rabo  wey  Dhameystiranyihiin 
Hadda Waxaan Kuheynaa lacag Dhan $500,000  Nadiif Ah lkn Inaga Waxaan Kurabnaa  lacag Dhan $600,000  Oo Nadiif  Ah    Hadii Aad Daneyheyso  Gurigaan Igala  Soo Xariir  E-mail  iibka@hotmail.com ama 00447939575722

Useful information

  • Avoid scams by acting locally or paying with PayPal
  • Never pay with Western Union, Moneygram or other anonymous payment services
  • Don't buy or sell outside of your country. Don't accept cashier cheques from outside your country
  • This site is never involved in any transaction, and does not handle payments, shipping, guarantee transactions, provide escrow services, or offer "buyer protection" or "seller certification"

Comments

Iib doon by Xaawo laki:

Asc waxan ahay Iib doon
6000,000
Waa qaali lkn haddii aan yaryareyhaayo oo iga sugeysaan waa diyaar

Leave your comment (spam and offensive messages will be removed)

Related listings