Guri iib ah ,oo meel fiican ku yaalo

Seller profile

Ahmed Abdalla Ahmed

Unregistered

Seller information

  • Email: acm77@live.com

Location

  • Hawotako, Agagaarka Suuqaweyn Madina, Mogadishu Mogadishu
  • Mogadishu (Banadir)
  • Somalia
September 8, 2019 Banadir (Somalia) Share

Description

waa guri iib ah , oo dhisan


waa nus boos 20 X 10 cabirkiisa,


waxaa kaa dhisan


6 qol


2 kushiin


2 muqsul


1 maqsin


deer iyo barando


Suuq, isbitaal, iskuulo , dugsi, masjid, saldhig, degmo, maxkamad, shirkadaha telefoonka, biyo korontada iyo xawaaladaha dhamaan way u dhow yihiin, waa beri ujeed, jid cad jaayga saaran, laamigana 4 boos ayaa ka xiga


wuxuu ku yaalaa suuqa weyn ee madiina , laamiga jid caddaha jaayga xaawo taako ee aaday isbitaalka madina


wxii faahfaahin dheeri wac Tel. 00252 617 634 521

More information

Categories
Guri iib ah
Id
#2709
Views
458
Modified
September 8, 2019
Mobile Number
00252 617 634 521

Comments

    No comments added yet. Be first to leave comment!
    Free

    Useful information

    • Avoid scams by acting locally or paying with PayPal
    • Never pay with Western Union, Moneygram or other anonymous payment services
    • Don't buy or sell outside of your country. Don't accept cashier cheques from outside your country
    • This site is never involved in any transaction, and does not handle payments, shipping, guarantee transactions, provide escrow services, or offer "buyer protection" or "seller certification"

    Related ads

     

    Top