Guri IIB ah - Dabakayo Madow, Madiina

  • 115000.00 Dollar US$
  • Published date: September 13, 2017
    • 0612 922 240, Somalia

Wuxuu ku yaala booska Afaraad Lot. 1'aad dhanka Laamiga, wuxuuna xigaa dhanka wadad Jaayga ah ee aada Macalin Nuur, Jidka Dabakaayo Madow ka baxo. wuxuu leeyahay Gurigan Document saxan, waana Bari ujeed, Cabirkiisuna yahay 10x20 M2 (Diyeeshe), Waa Guri deegaan ah oo la dagi karo, waxaana ka dhisan 6 qol Jiif iyo Fadhi ah, 2 Musqul, Kushiin iyo Maqaasiin. Qiimaha Iibka waa $115 Kun iyo heshiis.

Useful information

  • Avoid scams by acting locally or paying with PayPal
  • Never pay with Western Union, Moneygram or other anonymous payment services
  • Don't buy or sell outside of your country. Don't accept cashier cheques from outside your country
  • This site is never involved in any transaction, and does not handle payments, shipping, guarantee transactions, provide escrow services, or offer "buyer protection" or "seller certification"

Leave your comment (spam and offensive messages will be removed)

Related listings