Guri iib ah 5 qol jiif oo cusub oo ku yaalla Kismaayo

Seller profile

Mohamed Hussein

Unregistered

Seller information

  • Email: mhhirsi@yahoo.com

Location

  • Agagaarka Warshaddii Hore Ee Hargaha Farjanno
  • Kismaayo (Jubbada Hoose )
  • Somalia
February 22, 2019 Jubbada Hoose (Somalia) Share

Description

Waxaan xaraashayaa guri villo ah baaxadda dhulka 18m x 11m. Waa guri cusub oo la dhisay 2010, Wuxuu leeyahay jid baabuur gali karo. 5 qol oo waawayn, dariishado iyo albaabyo bir ah oo oo waawayn oo shabaq ku xidhan yahay. Musqul gudaha ah iyo musqul dibadda ah. Jiko gudaha ah, barando, barxad bannaanka ah, ceel biyo macaan ah iyo Ganjeel. Guriga wuxuu ku yaallaa jid caddaha u dhexeeya warshaddii hore ee hargaha iyo jid-caddaha waddada macallin Jaamac. Wuxuu saaran yahay warshaddii hore ee hilibka.

More information

Categories
Guri iib ah
Id
#988
Views
1298
Modified
February 23, 2019

Comments

    No comments added yet. Be first to leave comment!
    35000.00 Dollar US$

    Useful information

    • Avoid scams by acting locally or paying with PayPal
    • Never pay with Western Union, Moneygram or other anonymous payment services
    • Don't buy or sell outside of your country. Don't accept cashier cheques from outside your country
    • This site is never involved in any transaction, and does not handle payments, shipping, guarantee transactions, provide escrow services, or offer "buyer protection" or "seller certification"

    Related ads

     

    Top