Dhul IIB ah, Kaxda Qeybta B

  • 6000.00 Dollar US$
  • Published date: September 23, 2017
    • 0612 922 240, Somalia

Waa dhul banaan oo ku yaalo Deegaanka Kaxda Qeybta B, waa Afar boos oo haysata wadada Xasan A. Mahdi, Cabirka booskii waa 20x20 M2. Qiimaha booskiina waa $6 kun iyo heshiis.00252612 922 240 

Useful information

  • Avoid scams by acting locally or paying with PayPal
  • Never pay with Western Union, Moneygram or other anonymous payment services
  • Don't buy or sell outside of your country. Don't accept cashier cheques from outside your country
  • This site is never involved in any transaction, and does not handle payments, shipping, guarantee transactions, provide escrow services, or offer "buyer protection" or "seller certification"

Comments

dhul iib by Bilqeyr:

asc walaal waxad faahfaahin iga siisaa 4boos aad iibineyso ma dhaxalbaa?
ma leeyihiin dikumiinti orginal?
halka ay ku yaalan ma tahay deegaan caadi ah?
degmadee ayuu ka tirsan yahay?
iiga soo jawaab suaalahas adigoo raali ah.

Wow by Abdikani abdulle:

Asc walal waxa rabay ina ku waydiyo maleyahay subarloga orginal ah guriga mida kale qimihisa ka danbeska ah wa meqa

Leave your comment (spam and offensive messages will be removed)

Related listings