Dhul IIB ah, Agagaarka Caymiska

  • 50.00 Dollar US$
  • Published date: September 17, 2017
    • 0612 922 240, Somalia

Waa Dhul boos banaan oo iib ah, wuxuu ku yaala Degmada Yaaqshiid,
xaafada caymiska, wado ka baxdo SYL darisna la ah warshada Bacda iyo Plactics-ka. Dhanka kale, waxaa ka xiga schoolka Ibnu Quzeyma labada dhinac kalana Guryo degan ah. Cabirka dhulka waa 15x20 M2 (Kundisho), 
Qiimaha waa $50 kun iyo Heshiis


Tell: 0612 922 240

Useful information

  • Avoid scams by acting locally or paying with PayPal
  • Never pay with Western Union, Moneygram or other anonymous payment services
  • Don't buy or sell outside of your country. Don't accept cashier cheques from outside your country
  • This site is never involved in any transaction, and does not handle payments, shipping, guarantee transactions, provide escrow services, or offer "buyer protection" or "seller certification"

Comments

Dhul doon by Fahad mohamed ali:

Waa rabaa dhulkaan

Leave your comment (spam and offensive messages will be removed)

Related listings