| Title |
|
| Sunday, 24 January, 2010 |
|
waa welkii dhoobada ahaa
(China)
waa welkii dhoobada ahaa
macmacaan kii
fadlan hamoogaanina
|
cabaayado
(China)
cabaayado
fadlan ha moogaanina caabayadaha habla
oo aad u qurux badan
qiimyaashu aad ayaa ay kuu cajabinayaan
|
waa goonooyin
(China)
waa goonooyin hablo
ama haafaf
waliba aad ukala duduwan sharaxaadood iyo desinkoodaba
hadaba qiimayaashu waa kala duduwan yihiin waan kala sareeyaan iga waxaa loo ogaanayaa marka loo bahdo
|
|
| Saturday, 23 January, 2010 |
|
garbasaar ama shalmado taygal ah
(China)
shalmado taygal ah
ama garbasaar
waa noocii ugu dambeeyay waa shalmadihii xaragada
qiimuhu aad ayuu kuu raali galinayaa xabada 5yrd ah ama 5waar ah
qiimaheeda waxaa weeyaan $21
midabaduna waa sidan
casan =caleentiisu cadan tahay
madow=caleen...
|