City Star Restaurant, waa maqaayad Soomaaliyeed oo kuugu talagashay cunno aad kuu raali galindoonta. Waxay maqaayaddu sidoo kale leedahay Coffee lounge aad adiga iyo saaxiibadaaba ku wada balami kartaan. City Star Restaurant waxaad ku qabsan kartaa shirarka iyo aroosyadaba.
Maqaayaddu waxay ku dhagan tahay dhismaha weyn ee Nation Center oo udhow Jamia Mosque. Contact us: 254 - 722694611
|
It is ok to contact this poster with commercial interests.
168 hits
|