iibi ama iibso / www.iibka.com / Suuqa

Suuqa

 
Search
 
Title
Thursday, 02 September, 2010
Telafoon Raqiis ah - linksys voip (somalia / muqdisho)  - Suuqa / suuqa somaliland waxaa la ogeysiinayaa bulshada soomaliyeed in jungalFoon uu keenay qalab cusub oo aad uga faaideysan doonto dirashada telefoonada internetka ee raqiiska ah addunka oo dhan adigoo aan u baahan kumbiyutar qalabkan ( Linksys Voip ) waxad ka gadan doontaa som...
Monday, 16 August, 2010
Telefoon Raqiis ah - linksys voip (Xamar - Bakaaro)  - Suuqa / Suuqa Puntland waxaa la ogeysiinayaa bulshada soomaliyeed in jungalFoon uu keenay qalab cusub oo aad uga faaideysan doonto dirashada telefoonada internetka ee raqiiska ah addunka oo dhan adigoo aan u baahan kumbiyutar qalabkan ( Linksys Voip ) waxad ka gadan doontaa som...
Qalab cusub - linksys voip (Xamar - Bakaaro)  - Suuqa / Suuqa Somalia waxaa la ogeysiinayaa bulshada soomaliyeed in jungalFoon uu keenay qalab cusub oo aad uga faaideysan doonto dirashada telefoonada internetka ee raqiiska ah addunka oo dhan adigoo aan u baahan kumbiyutar qalabkan ( Linksys Voip ) waxad ka gadan doontaa ...
Friday, 13 August, 2010
IIBINTA CAGAF CAGAFYO FIAT AH ,,70-66DT,80-66DT,100-90DT (NETHERLANDS)  - Suuqa / Suuqa Afrika Waxan iibineynaa qalabka beeraha sida cagaf cagafyada, matorada waraabka,nooca f 6 pusten ah,yaambooyinka,iyo rupstracors waxaan hadda heyaa cagafyada sida 70-66,80-66,100-90 iyo waxaa iga dalbato oo aan geyn karo meesha aad doonto waana qeymo jaban
Friday, 25 June, 2010
ma rabtaa telefoon raqiis ah (somalia / xamar)  - Suuqa / Suuqa Dubai ma dooneysaa telefoon raqiis ah ? seddaxdan - qeybood midkaad haysato ku xiro internet kuwac adduunka telefoon aad u qiime jaban - adigoo aan ka socdaalin goobta aad aduunka uga nooshahay xataa tuuloyinka somalia 1. Kumbiyutar Pc to Phone ...
Friday, 18 June, 2010
Dirso telefoon raqiis ah (somalia / xamar)  - Suuqa / Suuqa Somalia jungalphone wuxuu kuu hayaa telfoon raqiis oo aad ku wacato eheladaada ku kala nool daafaha dunida - haka werwerin halkee ka helaa waxaad ku iibsan doontaa ZAAD hormuud adigoo jooga goobtada gobol ilaa tuulo dalka hooyo-- kana kooban ganacsi ama istic...
Friday, 28 May, 2010
kusoo dhawoow Internet Daallo (puntland gaar ahaan Garoowe)  - Suuqa / Suuqa Puntland ASC salaan kadib walalayaal waxaad hal kaan kahelaysaan internet casri ah qiimihiisu jabanyahay xawaarihiisuna aad udheereeyo, macaamiisha sharaft leh hal kaas waxaan ugu diyaarinay dad gacma furan waji furan luga furan intaba aad ugu imaanayso waxan...
Sunday, 23 May, 2010
Al-Dawo Pharmacy (Somalia)  - Suuqa / Suuqa Somalia waxaan U Hayaa Bulshada Soomaaliyeed Dawo Raqis oo aan Jimclo iyo Tafaariiq ah Al-Dawo pharmacy Waxaa uu Ku Yaalaa Madiino Gaar Ahaan Xaafada Nasxeto Wixii Macluumaad in taasii Dheer Tel 5535024 ama 5995260 ama email Al-dawo@pharmacy.com
Thursday, 13 May, 2010
Xaaxihotel Hargeisa  - Suuqa / suuqa somaliland Xaaxihotel Hargeisa waxuu ku yaal Jidka Garoonka Dayuuradaha, waxuuna u dhawyahay Starhotel Dhanka waqooyi. iyo Manhal Hospital. Telefonkiisa waa 002522-560990 ama 002522-4158695. E mail Omarh@gmx.de qiimqhq waa 2 -10 Doollar. halkan ka daawo Gudaha...
Thursday, 08 April, 2010
AH jamal. cell no, 0027723047145/0027313047145 (Durban south Africa)  - Suuqa / Suuqa Afrika Faster and better voice quality No charge for no connection for the first 15 seconds 2-8 booths will be available in one page for easy control Crystal clear voice quality, Local Editions. South Africa Mozambique Botswana France
Friday, 19 February, 2010
CITY STAR RESTAURANT (Nairobi, Kenya)  - Suuqa / Suuqa Kenya City Star Restaurant, waa maqaayad Soomaaliyeed oo kuugu talagashay cunno aad kuu raali galindoonta. Waxay maqaayaddu sidoo kale leedahay Coffee lounge aad adiga iyo saaxiibadaaba ku wada balami kartaan. City Star Restaurant waxaad ku qabsan kartaa shirar...
SHIRKADA SOCDAALKA DIYARADAHA (kenya)  - Suuqa / Suuqa Kenya WAXAAD NAGALA SOO XIRIRI KARTAA XAFADA ISLII emailkaan : aliyassin@live.com
Sunday, 31 January, 2010
ma u baahan tahay in lagaa caawiyo farsamada computerka (nairobi kenya)  - Suuqa / Suuqa Kenya hadii uu kaa ciladoobo computerka ama virus kaa galo waxaa si fudud kuugu habeeynaayo dalxiis Communication oo ku yaala xaafada islii ee somalida ku badan tahay nairobi waxaan kuu hayaa oo klae high speed internet dag dag u soo gaar ama kala soo xiriir 0...
waxaan kuu hayaa high speed internet iyo farsamadiisa (nairobi )  - Suuqa / Suuqa Kenya waxaan kuu haayaa adeega internetka adigoo jooga gurigaada ama goobtaada ganacsi hadaba hadiii aad saneeyneyso qad high speed qiima jaban ah ama aad dooneeyso in cilad bixin laguu sameeyo horay u gaar dalxiis Communication islii nairobi waxaa kuugu diyaar...
Saturday, 30 January, 2010
Juba studio (Australia)  - Suuqa / Suuqa Australia juba hoyga fanka iyo suugaanta,waxaad ka hili kartaa, heesha, filimada,iyo ruwaayadaha soomaliga ah,waxaa dheer all african music, duubista aroosyada iyo xafladaha qaaska ah,wixii intaas dheer soo wac juba studio, Phone 613 97067656 Mobile 0422167928 ...
BOB'S waa garaash soomaaliyeed oo diyaar kuula ah waxkastoo (Australia)  - Suuqa / Suuqa Australia waa garaash soomaaliyeed oo diyaar kuula ah waxkastoo kusaabsan makaaniko sida.matoorka, oilka laga badalo, gandeelayaasha,iyo cilad kastoo aad tabanaysid kula hadal afkaaga hooyo,mahadsantihiin Phone 93064777 Mobile 0411051874 address 78 E Wheatshe...
waa ahmed zein oo ku caanbahay keenista iyo tolmada (Australia )  - Suuqa / Suuqa Australia waa ahmed zein oo ku caanbahay keenista iyo tolmada daah yada asagoo kuu balain qaadaaya inuu kuugu yimaado gurigaaga oo kuuxiro,kaarbad cabirkastoleh kalar kastana leh,sawiro fareemooyin leh iyo waxyaalo kala duwan, soo dhowaaw hee. Phone [03]9687883...
Sunday, 24 January, 2010
waa welkii dhoobada ahaa (China)  - Suuqa / Suuqa China waa welkii dhoobada ahaa macmacaan kii fadlan hamoogaanina
cabaayado (China)  - Suuqa / Suuqa China cabaayado fadlan ha moogaanina caabayadaha habla oo aad u qurux badan qiimyaashu aad ayaa ay kuu cajabinayaan
waa goonooyin (China)  - Suuqa / Suuqa China waa goonooyin hablo ama haafaf waliba aad ukala duduwan sharaxaadood iyo desinkoodaba hadaba qiimayaashu waa kala duduwan yihiin waan kala sareeyaan iga waxaa loo ogaanayaa marka loo bahdo
Saturday, 23 January, 2010
garbasaar ama shalmado taygal ah (China)  - Suuqa / Suuqa China shalmado taygal ah ama garbasaar waa noocii ugu dambeeyay waa shalmadihii xaragada qiimuhu aad ayuu kuu raali galinayaa xabada 5yrd ah ama 5waar ah qiimaheeda waxaa weeyaan $21 midabaduna waa sidan casan =caleentiisu cadan tahay madow=caleen...
Tuesday, 19 January, 2010
spare parts-ka waxaa la dhahaa Nasru laah (Somalia)  - Suuqa / Suuqa Somalia spare parts-ka waxaa la dhahaa Nasru laah waxa uu ku yalaa Carwo iidka jid marixanka waxa uu iibiya qalbak baabuurta ee kala duwan waxa laga heli kara 002521-5595965/ 658087 kahiye20003@hotmail.com
dukaan ku leeyahay d.waaberi (somalia)  - Suuqa / Suuqa Somalia aniga waxaan dukaan ku leeyahay d.waaberi ee magaalada muqdisho dukaankaas oo ah mid shopping ah waxaa yaala qalabka korontada iyo is qurxinta raga iyo dumarka. ceeshka11@hotmail.com
Monday, 18 January, 2010
BANADIR TAILOR SHOP (Australia)  - Suuqa / Suuqa Australia BANADIR TAILOR SHOP Banadir Tailor shop waxaad ka heli kartaa tolmada dharka oo dhowr nooc ah.dharka raga, dumarka,iyo caruurtaba,Alterations,Zips, Fine, Tailoring,Fitting, iyo wixii la mida. Phone [03]94553866 [03]94553866 Mobile address s...
TAILOR SHOP (Australia )  - Suuqa / Suuqa Australia BANADIR TAILOR SHOP Banadir Tailor shop waxaad ka heli kartaa tolmada dharka oo dhowr nooc ah.dharka raga, dumarka,iyo caruurtaba,Alterations,Zips, Fine, Tailoring,Fitting, iyo wixii la mida. Phone [03]94553866 [03]94553866 Mobile address s...
pizzakurier da toni (Switzerland )  - Suuqa / Suuqa European ganacsigaygu runtii ma aha waxyaalo farobadan oo la osku dhexdaray waa oizza sbop oo kaliya dadka oo dhana waa jecel yihiin hadii aad nasoo booqatid waxaa halkaas soo dhawayn kuula diyaar ah shaqaale aad loo carbiyiy, Phone 41812841420 Mobile addre...
modern arts (Somaliland)  - Suuqa / suuqa somaliland modern arts waa artska ugu wayn hargeysa shaqadeyna waa %50 runtii weaxaa aad nalooga dalbadaa boodhadhka caaga dhajiska ah iyo xuruufta shidma I.W.M Phone 0025282857491 0025282857491 Mobile 0025224147272 address 26 juun street, Hargeisa, 12345,...
Saturday, 16 January, 2010
bilanworkshop (bosaso.somalia)  - Suuqa / Suuqa Puntland bilanworkshop Description waxan sameeyaa alaabta guryaha nooc walba oo ka sameysan biro iyo loox Phone +25290827859 +25290827859 Mobile +25290728791 +25290728791 address , bosaso, , somalia Email abuukhaliil@hotmail.com
Friday, 15 January, 2010
bixinta high internet speed iyo sameynta computeraka oo bilaash ah (Kenya Nairobi)  - Suuqa / Suuqa Kenya Waxaan halkaan ku hayaa farsamo casri ah oo aad u xiiseyso ee keenso computerkaaga hadii uu kaa halaabo xafiiskeyga oo ku yaalo nairobi islii ama iga soo wac taleefankeyga oo ah sidaan 0722626201 balse inta aadan i soo wicin hubso in aad iga qaadato qadka...
Friday, 08 January, 2010
ACHATS SANS FRONTIERES sarl or PURSHASE WITHOUT BORDERS LLC (DUBAI and FRANCE)  - Suuqa / Suuqa Dubai ONLINE SHOP ( E-Commerce ) purshase products from DUBAI or ADDIS ABABA will be opened soon for public Incha ALLAH for any others informations please don't hesitate , contact me by e-mail or by telephone If you want you can order any products in our Websit...
Network Logistics Management Australia (Australia )  - Suuqa / Suuqa Australia Network Logistics Management Australia Pty Ltd offers an end-to-end I.T. solution tailoring the needs of Individuals,SME, Corporate and Government Statutory entities. Our value-added IT consulting and professional services are time and quality oriented, a
waa dukaan soomaliyeed (Australia )  - Suuqa / Suuqa Australia waa dukaan soomaliyeed oo ku yaala magaalada qaahira waxaad ka heli kartiin dhamaan adeegyada cunto, waxaad kale oo ka heli kartiin dhamaan macluumaadka kusaabsan ganacsiga ka jira masar ,tusaale , guryaha iibka ah, dhulalka iibka ah, macluumaadka ku saa
Xawaalada iftin (Australia)  - Suuqa / Suuqa Australia Xawaalada iftin waxay lacagtaada ku gaarsiinaysaa meelkasta aduunka in ka yar daqiiqado,waxaa kuu dheer amaana iyo macaamiil wanaag Phone 97747035 Mobile 0421465970 address 3 oldham Line, Dandenong, 3175, Australia
Wednesday, 06 January, 2010
Warsan Variety Shop ( Australia)  - Suuqa / Suuqa Australia Waxaan iibinaa barafuuno(Perfumes),Buqur, Dharka afrikaanka(African Clothing), Alaabta guriga(Furniture), Sariiro(bedding) iyo wax yaalo badan. 60 Walker streed, Dandenong, 3175, Australia
North East Taxi Broker (Australia)  - Suuqa / Suuqa Australia Waxaan sarifnaa all taxi doket cabcharge iyo dhamaan creditkaaryada
WARSAME SHOP (Australia )  - Suuqa / Suuqa Australia warsame shop waxaa lagu gadaa dharka raga, dharka dumarka,dharka caruurta,kareemooyinka,heirdresser.iyo wixii la mida, Phone {61}421932698 Mobile [61]421932698 address 68 The MALL WEST HEIDELBERG, Heidelberg, 3081, Australia
Harsons Graphics (Australia )  - Suuqa / Suuqa Australia Waxaan samaynaa weebsaadyada(web designer), garaafikiska(graphics),boostarada(posters),Loogooyinka(Logos) iyo waxyaalo badan. nala soo xiriir howshaadana si dhaqsi ah u qaado. Phone 613 9503 0009 Mobile 041 374 3875 041 374 3875 address 325 South ...
Monday, 04 January, 2010
MUBAARAK PHARMA CO. ( MUBCO ) (HARGEYSA, SOMALILAND)  - Suuqa / suuqa somaliland SHIRKADDA DAAWADA EE MUBAARAK WAXAAD KA HELAYSA DAAWO TAYO LEH OO AY SAMEEYAAN SHIRKADO HAYSTA SHAHAADOOYINKA CAALAMIGA AH EE : ISO9001, ISO9002, cGMP IWM. MUBAARAK CO. (MUBCO ) WAA WAKIILKA BILIM PHARMA / TURKEY IYO SHIRKADO KALE OO CAAN AH. WAXAY ...
Monday, 16 November, 2009
Qaamuus carabi Soomaali (Egypt)  - Suuqa / Suuqa Afrika This is the first Arabic Somali dictionary, containing 20 thousand words in Arabic, consists of the dictionary of 553 pages, here are examples of the dictionary, written by Mumin Yusuf Alim, it's characterized by high accuracy
Thursday, 04 June, 2009
Xidignet.com (USA, Europe)  - Suuqa / Suuqa usa Halkan Riix-->http://astore.amazon.com/iibka-20 ama Click here>>http://xidignet.com Shop here for music CDs, videotapes and DVDs, software, consumer electronics, kitchen items, tools, lawn and garden items, toys & games, baby products, a...

 

The MobileStore - Best Mobile Phone Deals, Buy Mobile Phones, Cell ...

The MobileStore offers the latest and best mobile phone deals with Exclusive prices, buy mobile phones, cell phone accessories, prepaid and postpaid

Mobile Phones - Best Mobile Phone Deals on Orange, O2, T-Mobile, 3

Mobile Phone Deals, Free mobile phone deals from Orange, O2, T-Mobile, 3 and Vodafone. Samsung, LG, Nokia and Sony Ericsson cheap mobile phones.
 
Mohamed wadani: iibka@hotmail.com  07939639461 00442081800698