Dhamaan inta daneyneysa ee ku nool dalka Holland iyo nawaaxigiisa waxaan ugu bishaareyneynaa inaan idiin heyno teleefon aan guriga kuugu xireyno oo intaad doonto ku hadli karto adigoo kaliya bixinaya bishii 10 euro. Uma baahnid computer iyo micraphone midna, waxaad ka wacaneysaa telefoonkaaga guriga inagoo kuugu xiri doona qalab aad uga maarmeyso computerka.
Sidoo kale waxaad ku wacan kartaa Somalia adigoo gurigaaga jooga daqiiqadii 0,20 cent oo euro ah.
Nagala soo xiriir somalism@gmail.com ama mho76@hotmail.com
Wadamada aad ku wici karto waxaa ka mid ah:
Argentina
Belgium
Brazil
Canada
China
Czech Republic
Denmark
Estonia
Finland
France
Germany
Greece
Hong Kong
Hungary
Iceland
Ireland
Italy
Japan
Malaysia
Netherlands
New Zealand
Norway
Peru
Poland
Portugal
Puerto Rico
Singapore
Slovenia
South Africa
South Korea
Spain
Sweden
Switzerland
United Kingdom
United States
|
It is ok to contact this poster with commercial interests.
311 hits
|