Asalaamu calaykun waraxmatulaahi wabarakatuhu
waxaan Dadweynaha ogaysiinayaa in aan hayo Dhawr Bogcadood oo ku yaal Magaalada Bosaso.
Labo bocadood oo ah 20x25 iyo 20x20 ku yaal Xaafadda New Bosaaso ka soo horjeedka Saldhiga Policeka, labada Bogcadood wax u dhexeeya ma jiraan oo ninkii doonayaa waa iksu Furan karaa waxayna noqonaysaa markaas 20x47 .
waxaan kale oo hayaa 20x14 oo ku taal Bariga Masjidka Faadumo ,Koonfuna ka ah Khadiija, iyo Bogcad kale oo dhan 20x16 oo ku taal Xaafad bariga ka xigta Garashka Ilma cali yare , haddaba ninka Danaynaya igala soo xiriir jamacsxuseen@hotmail.com ama 0097150-4292562
|
It is NOT ok to contact this poster with commercial interests.
582 hits
|