|
Magaceyga Waa Saciid waxaan hayaa guri iib eh waxoow Ku yalaa Mugdisho Xafada (Al Cadaala) Xafadaas Waxaa aad ugu dhaw xafada la yiraahdo FAGAX iyo shaleemo budlaan sidoo kale guriga waxaa maro 4 jid cari eh waxaa kuyaalo 3 qol dhagax eh guriga waa boos iyo bar waxaa aad igu dhaw masjid dugsi quraan suug xoolaha lagu gado qofkii raba ha igala soo xiriiro tell-00447799717190 ama e-mailka xundubeey@yahoo.com
|
It is NOT ok to contact this poster with commercial interests.
1228 hits
|