iibi ama iibso / www.iibka.com / Guryaha / Guryo Iib ah

Guryo Iib ah

 
Search
Title
Saturday, 20 February, 2010
Dhul IIb ah (Bosaso) Asalaamu calaykun waraxmatulaahi wabarakatuhu waxaan Dadweynaha ogaysiinayaa in aan hayo Dhawr Bogcadood oo ku yaal Magaalada Bosaso. Labo bocadood oo ah 20x25 iyo 20x20 ku yaal Xaafadda New Bosaaso ka soo horjeedka Saldhiga Policeka, labada Bogcadoo...
Wednesday, 06 January, 2010
Guri iib ah (Bosaaso(somalia)) ac waxaan dhammaan somalida ogeysiinayaa inaan hayo guri iib ah oo villo ah kuna yaal magaalada boosaaso gaar ahaan xaafada cusub ee hilaac.gurigan wuxuu ka kooban yahay 4 qol oo jiif ah, 2 xamaam ama musqulo qofba siduu u yaqaan. qolka familga ama maste...
Wednesday, 30 December, 2009
Guryo Cusub oo Iib iyo Kiro ah - Burco! (Somaliland) Guryo Qurux badan oo Iib iyo Kiro ah! Waa guryo cusub oo qurxo badan oo kiro iyo iib ah, kuna yaal xaafado fiican oo magaalada Burco, ee xarunta gobolka Togdheer, dhexdeeda ah. Suuqyada magaalada, adeegyada Burco, xafiisyada iwm guryuhu aad ayey ugu dh...
vila bec ah (somali yaaqshiid jungal) waxan hayaa guri iib ah ku yala xafada jungal ee dagmada yaqshiid waxa u ka koban yahay 4qol jiif ah salooto 2 musqul barando bakin 2gaari ama babur cidi daneyneyso waxay igala so xiriri kartaa cinwankan kaafiyare100@hotmail.com ama tel +393462113791
Monday, 28 December, 2009
GURI IIB AH (EGYPT(CAIRO0) A/C waxaan dhammaan somalida ogeysiinayaa inaan hayo guri iib ah oo ku yaal magaalada qaahira xaafada 6 october, gurigan wuxuu ka kooban yahay 5 qol hurdo ah, fadhi , labo musqulood, beertii caruurtu ku ciyaaraysay oo private ah(kuu gooni ah), gurigan wu...
Wednesday, 23 December, 2009
guri ijaar ah ( alrehab cairo) Al Rehab Information cairo Salamu Caleykum Waxaan Dhaman Soomalida Dagan Wadanka Dibadisa an ku war Galinaya in aan u hayo Fursado Guri kuba so Gurayo oo Donaya in aay So Dagan wadanka Masar iyo kuba Raba in aay ibsadan Guryo Qurax badan oo lagu Tala Gal...
Saturday, 19 December, 2009
guri 4 qol iyo berso isku goan jiingad ah (somalia / xamar) waxaan hayaa guri iib ah oo ka kooban 4 qol iyo berso isku go,an oo laamayeeri ah waxaana ku daadsan dhagax wuxuu ku yaal yaaqshiid meel ku toosan jidka ka baxa isbitaalka carafat una dhow suuqa Tawakal waxaa ka soo horjeeda masjid dhanka qorax u dhac ...
Thursday, 15 October, 2009
GARUN REAL ESTATE INVESTMENT LIMITED. (NAIROBI, KENYA) (About Us) Garun Investment Ltd has been in the business of import and export since 2001. Garun back then, opened its first office in Guangzhou city, and Yiwu city, China, famous for Spring and Fall trade fair. Garun has ventured into public buildings...
Tuesday, 25 August, 2009
Guri iib eh waxoow ku yalaa mugdisho (Somali Mugdisho ) Magaceyga Waa Saciid waxaan hayaa guri iib eh waxoow Ku yalaa Mugdisho Xafada (Al Cadaala) Xafadaas Waxaa aad ugu dhaw xafada la yiraahdo FAGAX iyo shaleemo budlaan sidoo kale guriga waxaa maro 4 jid cari eh waxaa kuyaalo 3 qol dhagax eh guriga waa boos i...
Saturday, 20 June, 2009
Madinaty , New Cairo (Egypt) Asc .Waxaan dhamaan somalida oo dhan ogaysiinayaa cidii danaynaysa Guri iib ah oo ku yaal Egypt , Cairo , xaafada Madinaty Gurigaas oo ka kooban 3qol , Fadhi & Laba Musqul , hadaba cidii danaynaysa waxay igal soo xiri kartaa telefonada kala ah 1-...

 

Mohamed wadani: iibka@hotmail.com  07939639461 00442081800698