|
Search
| Title |
| | Friday, 03 September, 2010 | |
Guri badal ah
(Birmingham uk)
- Guryaha / Guri Badal
Guri 3 qol ah kuyal around city centre udhaw tesco satelitte ku jiro ayan haya waxanse guri karaba London igala so xarir
|
| | Sunday, 04 July, 2010 | |
Guryo Cusub oo Kiro ah, Burco.
(Somaliland)
- Guryaha / Guryo Ijaar ah
Waa guryo cusub oo qurxo badan oo kiro ah, kuna yaal xaafado fiican oo magaalada Burco, ee xarunta gobolka Togdheer, dhexdeeda ah. Suuqyada magaalada, adeegyada Burco, xafiisyada iwm guryuhu aad ayey ugu dhow yihiin!
Waxaa loogu talogalay dadkeenna d...
|
| | Monday, 28 June, 2010 | |
Guryo Iib ah
(Burco, Somalilad )
- Guryaha / Guryo Iib ah
Waxaan u hayaa ciddii danaynaysa guryo aad u bilicsa oo cusub iminkana farta laga qaaday oo iib iyo kiraba ah, Goobta waa Burco xaafadaha City plaza iyo xaafadda London. Qiimuhu aad ayuu macquul u yahay. haddaba cidii danaynaysa ha igala soo xidhiidho em...
|
| | Friday, 25 June, 2010 | |
|
Guri Iib ah
(Mogdisho - Xaafada Kaaraan)
- Guryaha / Guryo Iib ah
Waxaan rabaa ilaah haduu yiraahdo in ann iibiyo guri ku yaal xaafada kaaraan oo ka kooban hal boos 12X13, kana dhisan 4 gol iyo laba daaradood iyo musgul iyo jiko, albaab bir ah leh dibadda, kuna yaala laba dariiq oo waaweyn dhinacyada kamaraan, una dhow ...
|
| | Wednesday, 16 June, 2010 | |
|
WAXAA HAYAA BOSAAS IIb AH
(Somalia muqdisho)
- Guryaha / Guryo Iib ah
waxeey kulayalaan huruwaa iyo karaan waxaana yaal dhagax waxayna kuyaalaan meel fiican wixii faah faahin ah nala soo xiriir asc
|
| | Tuesday, 08 June, 2010 | |
|
guri iib
(kismaayo)
- Guryaha / Guryo Iib ah
waxaan ii binayaa gurigeyga oo kuyaal kismaayo, waxaa uu ka kooban yahay, 5qol oo qabyo ah, waxaa uuna ku yaalaa xaafada faanoole ,waa berima bosiyoone iyo socond boosiyoone labada dhinac,wixii faah faahin ah ilasoo xiriir,
|
| | Tuesday, 01 June, 2010 | |
|
Guri iib ah
(Ceelasha biyaha-somalia)
- Guryaha / Guryo Iib ah
waxaan doonayaaa inaan iska gado guri ku yaala ceelash biyaha gaar ahaaan saaran masaajidka Marwazi dugsi quraan ayaaa ku dhegan, koronto 24 hours ah ayaa ku jirto biyaha waa sidoo kale wuxuu ka koobanyahay 4 qol iyo verendah dhamaantood leh, banaanka oo ...
|
| | Monday, 17 May, 2010 | |
guryo kiro ah
(nairobi/ kenya)
- Guryaha / Guryo Ijaar ah
Bismilaah;asalaamu caleykum warxmatulaahi wabarakaatu,salaan ka dib walaalayaal waxaan idin hayaa guryo kiro ah waxeyna kuyaalaan airporka agtiisa, xaafadda Tasia Ama feeda, guryaha waxeyna ka kooban yihiin waa labo Appartment oo midkiiba ka kooban yaha...
|
| | Friday, 14 May, 2010 | |
(Commercial property)
(Nairobi Kenya)
- Guryaha / Guryo Iib ah
Assalaamu Caleykum Waraxmatullaah. Walaalayaal waan idin ogeeyasiinayaa in aan iibineyno guri ganacsi (Commercial property) ah oo ka kooban lix shuko (Appartment) oo qeybtiiba ka kooban 2 qol oo jiif,musqul,jiko iyo fadhi(living room). Guriga wuxuu u dhis...
|
| | Saturday, 01 May, 2010 | |
shirkada dhismaha guryaha arlaadi
(baydhabo soamaaliya)
- Guryaha / Guryo Dhisid
shirkada dhismaha guryaha arlaadi waxay idin haysaa dhismaha guryha qeybaha casriga waxay weliba kaloo idin haysaa guryo dhisan oo casri hadaadan dooneyn kuwa hada ladhisaayo iyo waliba dhulbanaa kuyaala xafaha baydhabo oo aad udhisan kartid saad adiga do...
|
Xaaxi Hotel Hargeisa Telefon 002522 560990
(Somaliland Hargeisa)
- Guryaha / Guryo Ijaar ah
Xaaxi Hotel waxuu Kuyaal wadda Garoonka Dayuuradaha ee Hargeisa
Dhanka Waqooyi ee Hotel Star (50 Metter), waxuuna Diyar kuula Yahay
Martigalin wacan iyo Qiimagha Aduunka ugu Hoseeya ee Hotel Casr ah lagu Seexdo
SingleBedroom 2 Doollar
Deubl...
|
| | Monday, 19 April, 2010 | |
Dhul banaan oo iib ah
(Hargeysa)
- Guryaha / Guryo Iib ah
Dhul Iib Ah Oo Ku Yaal Xaafada Himilo Modern Village Ee Magaalada Hargeysa.
Waxaa ciddii danaynaysa laga iibinayaa jago banaan oo cabirkeedu yahay 20m X 30m, kuna taal xaafadda Himilo Modern Village ee New Hargeysa. Xaafadan waxaa ku bahoobay d...
|
| | Wednesday, 14 April, 2010 | |
2 Houses for sale
(Moqadiso/Somalia)
- Guryaha / Guryo Iib ah
1.House in Waabari behind 21 October school,3 bedrooms bunglow 15:20 Sqm currently rented by tenants who pays the rent on monthly basis (All Original documents available in Abu Dhabi)
2.House in Bar Liido next to the old UN building,3 bedrooms double sto...
|
|
2 Houses in Xamar for sale
(Moqadisho/Somalia)
- Guryaha / Guryo Iib ah
1. House in Waabari behind 21 October school 15x20 sqm all Marble floor and occupied by tenants who pay rents montly(Documents available in Abu Dhabi)
2.House in Bar Liido next to the old UN office 20x27 Sqm well known for its locality now being occupie...
|
| | Tuesday, 13 April, 2010 | |
Guri iibin oo ku yaalo Neirobi
(Neirobi kenya)
- Guryaha / Guryo Iib ah
asc walaalayaal waan idin ogeeyasiinayaa in aan hayo guri beec ah oo ah guri kor iyo hoos is dulasaar waxeey soo maalida u taqaano oo ka kooban gudaha 5 qol oo jiif ah 3 musqulood oomid ay mesraka qolka jiifaka ku dhex taalo iyo fadhiga iyo qadadii iyo ji...
|
| | Sunday, 04 April, 2010 | |
|
Alhadaf Al Awal
(UAE)
- Guryaha / Guryo Dhisid
Waxaan nahay shirkad ka ganacsato qalabka dhis maha. Waxaan ku xeeldheernahay helidda shamiinto aad iyo aad u raqiis ah. Iyo weliba qalbka kale ee dhismaha sida laamayeeriga, biraha shubkan iyo alwaax:
Haddaba nagala soo xeriir tel: 0506550152/0557344991
|
| | Sunday, 28 March, 2010 | |
GURI IIB AH
(SOMLIYA MUQDSHO)
- Guryaha / Guryo Iib ah
WAXAAN HAYAA GURI WEYN OO FILA AH DHULKA U KU FADHIYA YAHAY LABO BOOS SI QURUX BADAN U DHISAN WUXUU KA KOOBAN YAHAY 4 QOL IYO 2 MUSQUL GUDAHA QOL IYO JICO IYO MUSQUL BANANKA KUYAAL IYO QOL WEYN OO HALL O KALE AH BEER AYAKU TAAL GEEDO QURUX BADAN ...
|
| | Saturday, 20 February, 2010 | |
Dhul IIb ah
(Bosaso)
- Guryaha / Guryo Iib ah
Asalaamu calaykun waraxmatulaahi wabarakatuhu
waxaan Dadweynaha ogaysiinayaa in aan hayo Dhawr Bogcadood oo ku yaal Magaalada Bosaso.
Labo bocadood oo ah 20x25 iyo 20x20 ku yaal Xaafadda New Bosaaso ka soo horjeedka Saldhiga Policeka, labada Bogcadoo...
|
| | Sunday, 17 January, 2010 | |
guryo kiro ah
(zambia)
- Guryaha / Guryo Ijaar ah
guryahaani waa kuwo dhamaystiran oo leh garden garage big parking big yard swiming pool
jubajalam2005@hotmail.com
|
| | Friday, 15 January, 2010 | |
Guri Ijaar ah
(Cairo(Egypt))
- Guryaha / Guryo Ijaar ah
a/c
dhammaan dadweynaha somaliyeed meel ay joogaanba waa salaamaya. salaan ka dib waxaan ogaysiinaya inaan hayo guri ijaar ah oo ku yaal magaalada qaahira gaar ahaan xaafada 6 october ee somalidu aad u degan tahay. macluumaadka gurigu waa sidan: wuxuu k...
|
| | Wednesday, 06 January, 2010 | |
Guri iib ah
(Bosaaso(somalia))
- Guryaha / Guryo Iib ah
ac
waxaan dhammaan somalida ogeysiinayaa inaan hayo guri iib ah oo villo ah kuna yaal magaalada boosaaso gaar ahaan xaafada cusub ee hilaac.gurigan wuxuu ka kooban yahay 4 qol oo jiif ah, 2 xamaam ama musqulo qofba siduu u yaqaan. qolka familga ama maste...
|
| | Tuesday, 05 January, 2010 | |
qol ijaar ah
(Stoneham,MA USA)
- Guryaha / Guryo Ijaar ah
waxaan daganahy guri ka kooban labo qol waxaan u baahanhay in aan kireeyo hal qol, oo qura hadii aad tahay dhalinyaro u baahn guri aad u kro jaban oo aad ku noolaataa fadlan waad ila sheeri kartaa wax kastaan waan qeeybsaneeysaa sida kirada mida akle waxa...
|
| | Wednesday, 30 December, 2009 | |
Guryo Cusub oo Iib iyo Kiro ah - Burco!
(Somaliland)
- Guryaha / Guryo Iib ah
Guryo Qurux badan oo Iib iyo Kiro ah!
Waa guryo cusub oo qurxo badan oo kiro iyo iib ah, kuna yaal xaafado fiican oo magaalada Burco, ee xarunta gobolka Togdheer, dhexdeeda ah. Suuqyada magaalada, adeegyada Burco, xafiisyada iwm guryuhu aad ayey ugu dh...
|
vila bec ah
(somali yaaqshiid jungal)
- Guryaha / Guryo Iib ah
waxan hayaa guri iib ah ku yala xafada jungal ee dagmada yaqshiid waxa u ka koban yahay 4qol jiif ah salooto 2 musqul barando bakin 2gaari ama babur cidi daneyneyso waxay igala so xiriri kartaa cinwankan kaafiyare100@hotmail.com ama tel +393462113791
|
| | Monday, 28 December, 2009 | |
GURI IIB AH
(EGYPT(CAIRO0)
- Guryaha / Guryo Iib ah
A/C
waxaan dhammaan somalida ogeysiinayaa inaan hayo guri iib ah oo ku yaal magaalada qaahira xaafada 6 october, gurigan wuxuu ka kooban yahay 5 qol hurdo ah, fadhi , labo musqulood, beertii caruurtu ku ciyaaraysay oo private ah(kuu gooni ah), gurigan wu...
|
| | Wednesday, 23 December, 2009 | |
guri ijaar ah
( alrehab cairo)
- Guryaha / Guryo Iib ah
Al Rehab Information cairo
Salamu Caleykum Waxaan Dhaman Soomalida Dagan Wadanka Dibadisa an ku war Galinaya in aan u hayo Fursado Guri kuba so Gurayo oo Donaya in aay So Dagan wadanka Masar iyo kuba Raba in aay ibsadan Guryo Qurax badan oo lagu Tala Gal...
|
| | Tuesday, 22 December, 2009 | |
Badal Guri Consal ah London.
(uk,London)
- Guryaha / Guri Badal
Waxa ayaan hayaa 2 qol oo dobbal ah iyo fadhi weeyn,jikko wada cusub iyo musqul,balcony view fiican leh. waxa ayaa yaala 42in plasma Tv.Waxa ayaan doonayaa 3 qol oo badal ah consol..hadii aad heysato ila soo xiriir.. Only in London..thanx
|
| | Saturday, 19 December, 2009 | |
guri 4 qol iyo berso isku goan jiingad ah
(somalia / xamar)
- Guryaha / Guryo Iib ah
waxaan hayaa guri iib ah oo ka kooban 4 qol iyo berso isku go,an oo laamayeeri ah waxaana ku daadsan dhagax wuxuu ku yaal yaaqshiid meel ku toosan jidka ka baxa isbitaalka carafat una dhow suuqa Tawakal waxaa ka soo horjeeda masjid dhanka qorax u dhac ...
|
| | Wednesday, 02 December, 2009 | |
layaab
(Kenya)
- Guryaha / Guryo Dhisid
Hadii aad doonayso guri ku cajabiya inaad ka dhisato dalka kenya . Fadlan lasoo xariir maamulaha guri raadinta Easleigh Abdi Suleiman Tell:254720756501
|
| | Thursday, 29 October, 2009 | |
QOL QALABAYSAN OO KIRO AH
(OSLO, NORWAY)
- Guryaha / Guryo Ijaar ah
Waxaa cidii xiisaynaysa loo hayaa qol suuligiisa iyo kijadiisa wata (hybel leighet)isla markaana qalabaysan oo qofku shandaddiisuun la soo galaayo adigoon ka fekerin waxaad ku seexan lahayd, wixii wax lagu karsan lahaa iyo wixii fadhiga lagu yaqaanay iwm....
|
| | Thursday, 15 October, 2009 | |
GARUN REAL ESTATE INVESTMENT LIMITED.
(NAIROBI, KENYA)
- Guryaha / Guryo Iib ah
(About Us)
Garun Investment Ltd has been in the business of import and export since 2001. Garun back then, opened its first office in Guangzhou city, and Yiwu city, China, famous for Spring and Fall trade fair. Garun has ventured into public buildings...
|
| | Tuesday, 25 August, 2009 | |
|
Guri iib eh waxoow ku yalaa mugdisho
(Somali Mugdisho )
- Guryaha / Guryo Iib ah
Magaceyga Waa Saciid waxaan hayaa guri iib eh waxoow Ku yalaa Mugdisho Xafada (Al Cadaala) Xafadaas Waxaa aad ugu dhaw xafada la yiraahdo FAGAX iyo shaleemo budlaan sidoo kale guriga waxaa maro 4 jid cari eh waxaa kuyaalo 3 qol dhagax eh guriga waa boos i...
|
| | Saturday, 25 July, 2009 | |
|
guri ijaar ah
(uk)
- Guryaha / Guri RAADIN
guri aan jirta oo ku yaalah magalada lester hal bil ah in aan soo guran oo indho indheyn ah iila soo xirira hadii aat taqaan magaca suleeqa tel waa
0046760835877
|
| | Friday, 24 July, 2009 | |
Guryo Kiro iyo Iib ah, Burco
(Somaliland)
- Guryaha / Guryo Ijaar ah
Waa guryo cusub oo qurxo badan oo kiro iyo iib ah, kuna yaal xaafado fiican oo magaalada Burco, ee xarunta gobolka Togdheer, dhexdeeda ah. Suuqyada magaalada, adeegyada Burco, xafiisyada iwm guryuhu aad ayey ugu dhow yihiin!
Waxaa loogu talogalay dadke...
|
| | Saturday, 20 June, 2009 | |
|
Madinaty , New Cairo
(Egypt)
- Guryaha / Guryo Iib ah
Asc .Waxaan dhamaan somalida oo dhan ogaysiinayaa cidii danaynaysa Guri iib ah oo ku yaal Egypt , Cairo , xaafada Madinaty
Gurigaas oo ka kooban 3qol , Fadhi & Laba Musqul , hadaba cidii danaynaysa waxay igal soo xiri kartaa telefonada kala ah
1-...
|
|
|