iibi ama iibso / www.iibka.com / Dukaan / Dukaan Iib ah

Dukaan Iib ah

 
Search
Title
Friday, 26 February, 2010
dukaan gada alaabada daily food ka ah (south africa) sxbyaaal waxaan halkaan ku soo bandhigayaa dukaan iib ah oo ladoonayo in cash lagu iibiyo hadaba qofkii daneynaya contact me
Friday, 12 February, 2010
amana supermarket ltd (leicester/ uk) dukaan weyn oo iskugu jiray geybta hiliibka halal meat/ geybta dharka dumarka iyo gurxiinta /geyta xawalaad/geybta store ama bakharka sida cabitaanka oo aad dhigikarto continer dhan 20 of 40 feet iyo dukaanki adega cadiga ah.WAANA QIMO AAD U JAABAN EE SOO...
Sunday, 03 January, 2010
INTERNET IYO DUKAAN IIBA (NORTH LONDON KU YAALA MAIN ROAD) waxaa yaala dukaanka 12pc oo flat sreen ah fax, telefoon and scaner photo copy mechine fridge ama qaboojiye 2booth oo telifoonada laga dirto waxaa lagu qabtaa xawaalada qaran iyo western union, waana yellow shop( western ) waxaa lagu iibiyaa te...
Wednesday, 17 June, 2009
MA DOONEYSAA IN AAD IIBSATID DUKAAN (U.K London) Waxaa loogu bishaareynayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska gaar ahaan magaalada London inuu iib yahay Bamba Internet oo ay dad badan wada garanayaan, kuna yaala West Ealing gaar ahaa Northfield. Tilmaantiisa waa sidatan. ...
shaficiyah shop (south Africa) waa dukan her sare ah waxaa uu kuyalaaa caasimada wadanka soyh Africa magalada pretoria waxa uu kuyalaa meel fiyaale ah waa dukaanto cunto oo aad u camiran beeciisana waa 20 % doolar waa mid aad kuu qancin doona in sha ALLAH SOO DHAWEYN WACAN IYO QIIMA...
Wednesday, 03 June, 2009
yabarrow international (lonon uk) waa dukan beec ah oo wax walba laga hali karo internet ijaarkiisana aad ujaban yahay marka loo eego meelaha udhow dhow . money gram , cheque cashing, unity link, mustaqbal maney trasfer,. global logistic solution (d.h.l) EXPRES AND SO ON WIXII FAHFAHI...
Monday, 27 April, 2009
internet shop (neasden lane north) waa iib waa internet shop kaahstudio@hotmail.com

 

Mohamed wadani: iibka@hotmail.com  07939639461 00442081800698