|
Search
| Title |
| | Friday, 26 February, 2010 | |
|
dukaan gada alaabada daily food ka ah
(south africa)
- Dukaan / Dukaan Iib ah
sxbyaaal waxaan halkaan ku soo bandhigayaa dukaan iib ah oo ladoonayo in cash lagu iibiyo hadaba qofkii daneynaya contact me
|
| | Friday, 12 February, 2010 | |
amana supermarket ltd
(leicester/ uk)
- Dukaan / Dukaan Iib ah
dukaan weyn oo iskugu jiray geybta hiliibka halal meat/ geybta dharka dumarka iyo gurxiinta /geyta xawalaad/geybta store ama bakharka sida cabitaanka oo aad dhigikarto continer dhan 20 of 40 feet iyo dukaanki adega cadiga ah.WAANA QIMO AAD U JAABAN EE SOO...
|
| | Sunday, 03 January, 2010 | |
INTERNET IYO DUKAAN IIBA
(NORTH LONDON KU YAALA MAIN ROAD)
- Dukaan / Dukaan Iib ah
waxaa yaala dukaanka
12pc oo flat sreen ah
fax, telefoon and scaner
photo copy mechine
fridge ama qaboojiye
2booth oo telifoonada laga dirto
waxaa lagu qabtaa xawaalada qaran iyo western union, waana yellow shop( western )
waxaa lagu iibiyaa
te...
|
| | Wednesday, 17 June, 2009 | |
MA DOONEYSAA IN AAD IIBSATID DUKAAN
(U.K London)
- Dukaan / Dukaan Iib ah
Waxaa loogu bishaareynayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska gaar ahaan magaalada London inuu iib yahay Bamba Internet oo ay dad badan wada garanayaan, kuna yaala West Ealing gaar ahaa Northfield.
Tilmaantiisa waa sidatan.
...
|
|
shaficiyah shop
(south Africa)
- Dukaan / Dukaan Iib ah
waa dukan her sare ah waxaa uu kuyalaaa caasimada wadanka soyh Africa magalada pretoria
waxa uu kuyalaa meel fiyaale ah waa dukaanto cunto oo aad u camiran beeciisana waa 20 % doolar waa mid aad kuu qancin doona in sha ALLAH SOO DHAWEYN WACAN IYO QIIMA...
|
| | Wednesday, 03 June, 2009 | |
yabarrow international
(lonon uk)
- Dukaan / Dukaan Iib ah
waa dukan beec ah oo wax walba laga hali karo internet ijaarkiisana aad ujaban yahay marka loo eego meelaha udhow dhow . money gram , cheque cashing, unity link, mustaqbal maney trasfer,. global logistic solution (d.h.l) EXPRES AND SO ON WIXII FAHFAHI...
|
| | Monday, 27 April, 2009 | |
internet shop
(neasden lane north)
- Dukaan / Dukaan Iib ah
waa iib waa internet shop
kaahstudio@hotmail.com
|
|