| Title |
|
| Wednesday, 01 September, 2010 |
|
|
toyota lucida estima 21.80cc deisel
(uk )
WAXAAN HAYAA TOYOTA LUCIDA ESTIMA 2180cc WUXUU LEEYAHAY 2MONTHS MOT 6MONTHS TAX ALLYWEEL GOOD CONDTION IN AND OUT WAA 8SEAT DEASEL WAANA QIIMA JABAN WIXII INTAAS DHEER KALA XIRII 07506962368 WAXAAN U GADAYAA WAXAAN DHAWAAN UADAYAA AFRICA
|
|
| Monday, 05 July, 2010 |
|
2007 Ford Focus Style 1.8 (57) Reg
(West London,UK)
ou will not believe it till you come and see it.Still got the new car interior smell .Do yourself a favour and grab this bargain low millage Ford Focus Style with 7111 miles only and still under Ford warranty and full service history at 6100 .Viewing and ...
|
Volkswagen Golf 2006(56) 1.6 S Fsi,Mot& Tax ,6850 Ono
(West London,UK)
Immaculate condition. What else would you expect from German cars but perfectness .Viewing highly recommended just come and test drive it. All documents are presentThis car is uncategorized unlike other ads which means never had any insurance claim or rep...
|
Ford Focus 2007 Zetec Auto Climate Pack 5900 Ono with Mot and Tax
(West London,UK)
A/c,alarm,Immaculate condition through out. Viewing highly recommended.Price : 5900 GBP or nearest offer.You will not get it cheaper anywhere and it comes with dealer service history.1 Year MOT and road tax.Drive away same day
Yousef
07949880092
This ...
|
|
| Wednesday, 23 June, 2010 |
|
|
baabuur beec ah
(west london uk)
fiat ulysse automatic diesel good condition sanadka waa 2005 05 8seat 1yaer mot 6months tax waxaa ka maqan oo laga xaday iskalaminto ama exhaust qoomaha waa £2500 only holiday ayaan aadi rabaa july waa raqiis gaariga yuu idin dhaafin cidiidaney ne...
|
|
| Tuesday, 22 June, 2010 |
|
|
fiat ulysse
(london xaafada ealing)
fiat ulysse waa gaari 8 seat ah waa automatic waa diesel
fiat ulysse automatic diesel good condition
1 year mot 6months road tex waxaa laga goostay exhaust ama iskalaminto waxaan waa iib cidii daneyneyso ha igala soo xiriiraan
07853171087
|
|
| Saturday, 19 June, 2010 |
|
|
NOR HINDI & SONS
(kenya)
NOR HINDI & SONS AUTO SPARES COM LDT
SONA AUTO SECTION NAIROBI
TEL:254 71370 1674/254 700 663 853
E-mail.sonaauto@hotmail.com or salamaauto@hotmail.com or engalihindi@hotmail.com
FIAT IVECO JABAN ACTORS SCANIA VOLVO M.BENZ
|
|
| Saturday, 05 June, 2010 |
|
|
abdirahaman
(kenya ama uk)
waxan haya gawaria marcedes 2540 2001 ama 1846 cidi u bahan uk hadey jogta ama kenya waxad kala so xaririkarta tel 254720093381or email abdirahman22@hotmail.com
|
|
| Friday, 28 May, 2010 |
|
hargaysa 002522426961
(hargaysa somaliland)
waxan hayaab baabur noc walba yaryar iyo waa waynba nocyadii u danbeeyaay isteerin toos ah iyo wa bidix ah.
|
|
| Monday, 24 May, 2010 |
|
Baabuur iib ah
(Nairobi- kenya)
waxaan hayaa baabuur iib ah, oo aad arkeysaan sawirkiisa wixii faah faahin dheeraad ah igala soo xiriira e-mailkan feysal104@hotmail.com
|
|
| Wednesday, 19 May, 2010 |
|
VOLVO TRUCKS
(UNITED KINGDOM)
waxaa cidii danaysay Gawaaridaan ay si toos ah uga heli karaan Suuqa Caalamiga ee IIBKA.COM
IYAGOO si fudud heli doonta qiimaha iyo wixii faah faahin dheeri ah ee aad u baahan tahay
sidoo kale waxaa Dadweynaha Soomaaliyeed lala socodsiinayaa in lag...
|
|
| Tuesday, 18 May, 2010 |
|
SCANIA TIPPER
(DALKA BRITAINS)
waxaa dadweynaha soomaaliyeed loogu bishaareynayaa in heli karaan Gawaarida Waa weyn hadii ay noqon lahaayeen nooca loo yaqaano Tipper ( iska rogo) ama hadii ay noqon lahaayeen kuwa Xamuulka qaada ee . nuucyadooda kala duwan .
hadaba cidii doonay...
|
|
| Monday, 03 May, 2010 |
|
GOLF/TOYOTA COROLA/HONDA/CLIO/ASTRA/MERCEDES/VAUXHALL.
(GLASGOW/UK)
WIXII FAAH FAAHIN AH FADLAN SOO WAC TEL KAN 07535704047 DHAMAAN BAABUURTA WAXAY LEEYIHIIN 1 YEAR MOT 6 M ROAD TAX WAXAAN KALOON HEYNAAA AUTOMATIC CARS . MOHAMED ELMI 07535704047 MFAGAAS@HOTMAIL.COM .
|
|
| Saturday, 01 May, 2010 |
|
GAARI IIB AH
(BAYDHABO SOMALIA)
WAXAAN INDIN HAYNAA GAARI NOCA LOOYAQAA N3 CALLPRESS AMABA INA TAREE KUN RAMOOR OO ISKA ROGE AHA ASIGA IYO RIMOORKA DAMBE WAANA GOOD CONDITION WAXAA DHAWAAN LAGA KEENAY ITALY HADAAD DANEYSID MAGALA SOO XIRIIR EMAILKEEENA madeey@hotmail.com
|
|
| Thursday, 29 April, 2010 |
|
baabuur
(west london uk)
waxaan idin haynaa baabuur iib ah oo toyota ah
|
|
TOYOTA PREVIA
(WEST LONDON UK)
SALAAN KA DIB WALAALAYAAL WAXAAN IDIN HAYNAA BAABUURTA 7 AMA 8 SEATER OO DHAMMAAN AAN KA KEENNO JAPAN SI TOOS AH
|
|
| Saturday, 24 April, 2010 |
|
baabuur iib ah
(glasgow)
fadlan nala soo xariir baabuur yar yar ah hadii aad dooneyso qiimo aad u jaban kuna soo dir emailkan mfagaas@hotmal.com gaariga noociisa, inta uu socday, sanadkiisa, kalarkiisa hadii aad dooneyso kalar aad jeceshahay, qiimaha aad ku dooneyso , iyo si...
|
|
| Tuesday, 20 April, 2010 |
|
mr mada hafith
(ealing common)
van for sale 0790 88 33 222 Vaxahul Combo 2005.
|
|
| Monday, 05 April, 2010 |
|
Vauxhall Zafira
(London UK)
Waxaan hayaa gaari ah Vauxhall Zafira 2002 Automatic 1.8 Petrol. MOT July 2010, Tax Seb.2010 Low milege 62000.
|
|
| Monday, 01 March, 2010 |
|
Baabuur nissan oo iib ah
(LONDON/UK)
NISSAN ALMERA TINO. 5 DOOR. RED. AUTOMATIC. 1.8 PETROL. 55000 MILES. M.O.T TILL JUNE 2010. FULL SERVICE HISTORY. CENTRAL LOCKING.ELECTRIC WINDOWS. POWER ASSISTANT STEERING. AIR CONT. ALLOY WHEELS. ELECTRIC SUNROOF.REVERSE PARKING CAMERA.DRIVER AIRBAG, PAS...
|
|
| Friday, 26 February, 2010 |
|
vauxhall zafira 1.6, 75000 miles,7 seatar,02
(west london)
waxaan gadayaa vauxhall zafira waa o2,aad ugu fiican family iyo taxi hadaba hadii aad danaynaysid igala soo xidhiidh qiimaha 2200 only tel 07539834404 fadlan no time westers polease
|
|
| Sunday, 21 February, 2010 |
|
nissan alamera 1.4 waxa hayaa gaadhi iib ah oo qiima raqiisa oo degdeg ah
(west london/uk)
quick sale waxaan hayaa gaadhi nissan almera 1,4 good condition,centeral lock,air condition,window heating,mot,tax, millege 90.000,very good car service history,hadaad doonaysid gaadhigan igal soo xiriir 07539834404
|
|
| Monday, 15 February, 2010 |
|
gaari beec ah
(london)
Waxaan hayaa gaari noocisu yahay vauxhall vectra sport sri oo ah gaari raaxo oo aad iyo aad u quruxbadan oo anaan wax dhibato aan laheen
wax walbo waa ay uu dhan yihiin wuxu leyahay eletronic windows, car alarm
fog lights,cruise control, air condition,...
|
|
| Wednesday, 27 January, 2010 |
|
tayota carola
(usa indiana)
bishaaro bishaaro bishaaro ma ubahantahy gari si aad ubadkaaga dugsiga ugu geysato ama adiguba shaqadaada uugu tagto si dhaqso leh waxaan halkaan kugu hayaa gari tayo sare leh shidaal badana kaama cunaayo , waan hubaa inu ku anfacaayo
samayskiisu waa wad...
|
|
| Monday, 18 January, 2010 |
|
honda civic 1.7 deisel ctdi 02 reg
(edmonton/london)
honda civic 1.7 deisel ctdi 02 reg ,11000 milege,service history book, electric window,good condition
2200 only
07956061344
|
|
| Thursday, 14 January, 2010 |
|
BAABUUR IIB AH ZAFIRA AMA PARTS KA Vauxhall Zafira Fadland Fiiri
(UK . Birmingham )
ASC Wr Wb, Walalyaal waxan idin haynaa Baabuur iib ah sida 7 SEATS AMA kuwa yaryar. Vauxhall ZAFIRA IWM. AUTOMATIC AMA MANUAL. Kuwa tagasida ama familda. Waxan kaloo inidn haynaa PARTS ka ZAFIRA From A to Z. Waxa ino yala in ka badan 30 Zafira oo PARTS a...
|
|
| Monday, 11 January, 2010 |
|
iib baabuur
(manchester uk)
asalaamu alaykum waxaan idin hayaa baabuur ama gaari 8 saets
noociisana waa fiat ulysse 2.0 diesel waa 2001 waa beec tel:07983569729 ama
01612320285 sujac123@hotmail.com
|
|
| Friday, 08 January, 2010 |
|
baabuur iib ah
(u k london)
renault scenic 1.6 petrol 7 seater black alloy wheel sanadka 2006 07828095161 qiimaha 4.995
|
|
| Sunday, 27 December, 2009 |
|
renault scenic 1.5 nafto
(uk)
asalaamu alaykum dhamaantiin walaalayaal waxaan idin hayaa baabuur noocis yahay renault scenic 1.5 nafto ah kalarkana waa dahabi ama gold maalijna wuxuu sameeyay 4000mile tel.01612320285
|
|
| Friday, 25 December, 2009 |
|
Barashada gari wadida
(U.K)
Hadii aad doneysid barashada gari wadida lasoo xiriir
mohamed nur 07932636320
|
|
| Thursday, 24 December, 2009 |
|
2005 Mitsubishi Glant
(USA)
waa gaari iib ah oo qiimo wanaagsanb aad ku heleeyso,
hadii aad u baahntahay ila soo xariir
mahadsanidm,
|
$9,500 Mitsubishi Galanta 2005 Black On Black
(USA)
Gaarigan waa gaari soo baxay sanadkii 2005 waa gaaro Automatic ah, waana nooca loogu jecelyahay xaga shidaalka, waxa uu qaataa regular oo qura, waana gaari aad warranti u heesato ilaa mudo 6 bilood ah, laga bilaabo marka aad gadato mida kale waa gaari la ...
|
|
| Wednesday, 23 December, 2009 |
|
gaari
(usa virginia )
waxaan idin haya gaari nissan altima ah year 97
160000mile ayaa saran
at buu u wanaagan yahay
hadii aat rbto iga la soo xiriir yussufadde@hotmail.com
|
|
| Tuesday, 22 December, 2009 |
|
renault scenic 1.5 nafto 4000 mile kalarkeedana
(manchester)
renault scenic 1.5 nafto 4000 mile kalarkeedana waa dahabisu jac123@hotmail.com
|
|
| Tuesday, 15 December, 2009 |
|
|
GLASGOW
(UK GLASGOW)
SC WALAALAYAAL WAXAAN IDIIN HEYNAA BAABUUR YAR YAR FADLAN NOOCII AAD RABTAAN NALA SOO XARIIRA SI AAN IDUNKUGU RAADINO WELI QIIMO JABAN WAXAAD NAGALA SOO XARIIRI KARTAA EMAIL (MFAGAAS@HOTMAIL.COM) TEL= 07535704047 WADA SHAQEYN WACAN ( MOHAMED ELMI/ MOAHEMD...
|
|
| Thursday, 05 November, 2009 |
|
Baabuur iib ah (Opel Astra st. car)
(Denmark)
Waa baabuur aad gu wanaagsan Dan iyo Xarago iyo waliba Famil. waa baabuur dhaqaaleysan oo servis fiican leh. Yaan waxba hadal kuugu daalin ee arag uunbaa kaa dharjin. <a href="mailto:abdulkadirbod@hohmail.com">abdulkadirbod@hohmail.com<...
|
|
| Monday, 21 September, 2009 |
|
al baraka gen trs dubai
(dubai iyo nl uk)
Maamulka al baraka.gen.trs. dubai waxay u tahniyadaynayaan somali meel walba oo ay joogaan in ay u hayan Baabuurta wawen ee xamulaka oo qemo ni qaciyo waxay ni hayana xafisa iba ah oo ku yala magalada dubai
www.mashallah.tk ...
|
|
| Friday, 18 September, 2009 |
|
Cagafyada beeraha lagu falo/qoto
(Somaliland /Borma/Awdal)
Dhamaan walaalaha ku nool dhulka soomaalidu degto ee beeralayda ah waxaan ogaysinayaa in aan hayo cagafyo nooca beerha lagu qodo.
nooca Massey ferguson 590
qiimaha waa 16.000 us dollers
meesha ay yaalaan Boorama Awdal
telefoonada ...
|
|
| Saturday, 12 September, 2009 |
|
|
iveco 110 ,14
(italy)
waxaan hayaalaba baabuur oo ah iveco 110 ,14 waxa eey yaalaan talyaaniga toriino waa laan garoone gaab iyo laan garoone dheer matoorkooda wafiicanaayhay iyo dhaman qalabkooda oo idil ringoodu waa gaduud lacagta aan ku rabo labadoodaba wa 5000 E wan...
|
|
| Monday, 10 August, 2009 |
|
|
Zafira silver club
(UK)
waxaan hayaa 7 seat Zavira oo patrol ah 51 mileage good condition siver, wuxuu yaalaa Noth London quumo wanaagsan ayaa laguugu soo dhoweynayaa. faahfaahin kala xiriir. Tel 07904896581 thanks xarago2@yahoo.com
|
|
| Monday, 27 July, 2009 |
|
gawarida waa weeyn
(yurub)
asc, waxaan dhamaan ugu bishareynayaa somalida ku nool dunida dacaladeda inaan ni hayno gawarida waa weeyn sida volvo ha, oo kale oo beec ah nigalana siin doono qimo ni rali geliya weli waxaan kaa cawin karnaa hadi aad rabto in gariga markab lagu soo saar...
|
|
| Saturday, 11 July, 2009 |
|
|
Berlin
(Germany)
Baabuur iib ah.
waxaan hayaa baabuur weyn oo ah, iveco-magirus 7,5 tone iyo baabuur yar oo ah mercedes C 180 cidii rabta ama daneyneysa ha igala soo xiriirto e mailka ah shuqul@hotmail.de ama telefonka ah 0049163 7916767
|
|
| Monday, 06 July, 2009 |
|
|
Waxaan haynaa dhowr gaari
(Belarus)
waxaan haynaa dhowr gaari oo ah nooca loo yaqaan Uraalka iyo kamazka. waxaa kaloo la hayaha gawaari waaweeyn oo marcedez ah. hadii faahfaahin dheeraad ah loo baahan yahay igala soo xiriira cinwaankeey.robleyusuf@hotmail.com
|
|
| Saturday, 04 July, 2009 |
|
|
BABUUR 7SEAT ah Vauxhall zavira
(UK London)
waxaan hayaa 7 seat Zavira oo patrol ah 51 mileage good condition siver, wuxuu yaalaa Noth London quumo wanaagsan ayaa laguugu soo dhoweynayaa. faahfaahin kala xiriir.
Tel 07904896581 thanks xarago2@yahoo.com
|
|
| Thursday, 18 June, 2009 |
|
|
7 seat car ren
(uk )
waxaan hayaa gari rinootka nooc cusub ah oo 7 seat waan gari econimic ah waan qiimah ku raali kalin doono
hanad49@hotmail.com
|
|
| Wednesday, 17 June, 2009 |
|
|
BABUUR 7SEAT ah ZEAT ALAMBATA 7 QAD AH
(UK)
GARIGA WAA GARI 7SEATH AH BOO DHIGIISA WUU FIICAN YAHAY DVD IYO RIMUUD AYUU LEEYAHAY M O T AYUU LEEYAHAY ROAD TAX WUU LEEYAHAY 6MONTS ENJINKA SARAN WUU WANAAG SAN YAHAY QOLOF KIISA WUU WANAG SAN YAHAY WAA SILVER QIIMO JABAN BAA LAGU RABAA OO AAD LA DHICI ...
|
|
gaari candha meydle ah
(somalia)
waxan iska iibinaya gari candha meydle ah waa gari cusub waxan isticmalayay oo kali ah 2 bilood waa gari her sare waxa uu yalaa somalia moga disho waxad igala soo xariiri kartaa
caaqilka-umada@hotmail.com mahad sanidiin cml
|
|
| Thursday, 21 May, 2009 |
|
|
baabuur polo VW
(WEST LONDON)
WAXAAN HAYAA BAABUUR POLO OO ISHAYSTA GUDAHA IYO DIBADABA , HADAAD RABTO ILA SOO XIRIIR TELEFOONKA 07949087676, AMA EMAIL geele05@hotmail.co.uk. baabuurka waa S reg waa guduud, waxaaana watay gabadh qiimuhu waa £900 wuxuu socday 76000 miles.
|
|
| Thursday, 14 May, 2009 |
|
Babuur: Used Cars
(bosaaso)
KU: Dhamaan Cidii rabta in ay iibsato Babuur gudaha bosaaso
fadlan ila soo xirir
|