| Title |
|
| Monday, 01 March, 2010 |
|
Baabuur nissan oo iib ah
(LONDON/UK)
- Baabuurta / Baabuurta
NISSAN ALMERA TINO. 5 DOOR. RED. AUTOMATIC. 1.8 PETROL. 55000 MILES. M.O.T TILL JUNE 2010. FULL SERVICE HISTORY. CENTRAL LOCKING.ELECTRIC WINDOWS. POWER ASSISTANT STEERING. AIR CONT. ALLOY WHEELS. ELECTRIC SUNROOF.REVERSE PARKING CAMERA.DRIVER AIRBAG, PAS...
|
|
| Friday, 26 February, 2010 |
|
vauxhall zafira 1.6, 75000 miles,7 seatar,02
(west london)
- Baabuurta / Baabuurta
waxaan gadayaa vauxhall zafira waa o2,aad ugu fiican family iyo taxi hadaba hadii aad danaynaysid igala soo xidhiidh qiimaha 2200 only tel 07539834404 fadlan no time westers polease
|
|
| Sunday, 21 February, 2010 |
|
nissan alamera 1.4 waxa hayaa gaadhi iib ah oo qiima raqiisa oo degdeg ah
(west london/uk)
- Baabuurta / Baabuurta
quick sale waxaan hayaa gaadhi nissan almera 1,4 good condition,centeral lock,air condition,window heating,mot,tax, millege 90.000,very good car service history,hadaad doonaysid gaadhigan igal soo xiriir 07539834404
|
|
| Monday, 15 February, 2010 |
|
gaari beec ah
(london)
- Baabuurta / Baabuurta
Waxaan hayaa gaari noocisu yahay vauxhall vectra sport sri oo ah gaari raaxo oo aad iyo aad u quruxbadan oo anaan wax dhibato aan laheen
wax walbo waa ay uu dhan yihiin wuxu leyahay eletronic windows, car alarm
fog lights,cruise control, air condition,...
|
|
| Wednesday, 10 February, 2010 |
|
waxaa hayaa matoor Hyundai model 2005
(sweden)
- Baabuurta / Dayactirka Guud
waxaa hayaa matoor Hyundai model 2005 aad ayuu u cusubyahay woxow socday 900m shil ayaa lagu galay sidaas daradee baabuurkii waa la dayactiri wayay
|
|
| Wednesday, 27 January, 2010 |
|
tayota carola
(usa indiana)
- Baabuurta / Baabuurta
bishaaro bishaaro bishaaro ma ubahantahy gari si aad ubadkaaga dugsiga ugu geysato ama adiguba shaqadaada uugu tagto si dhaqso leh waxaan halkaan kugu hayaa gari tayo sare leh shidaal badana kaama cunaayo , waan hubaa inu ku anfacaayo
samayskiisu waa wad...
|
|
| Monday, 18 January, 2010 |
|
honda civic 1.7 deisel ctdi 02 reg
(edmonton/london)
- Baabuurta / Baabuurta
honda civic 1.7 deisel ctdi 02 reg ,11000 milege,service history book, electric window,good condition
2200 only
07956061344
|
|
| Thursday, 14 January, 2010 |
|
BAABUUR IIB AH ZAFIRA AMA PARTS KA Vauxhall Zafira Fadland Fiiri
(UK . Birmingham )
- Baabuurta / Baabuurta
ASC Wr Wb, Walalyaal waxan idin haynaa Baabuur iib ah sida 7 SEATS AMA kuwa yaryar. Vauxhall ZAFIRA IWM. AUTOMATIC AMA MANUAL. Kuwa tagasida ama familda. Waxan kaloo inidn haynaa PARTS ka ZAFIRA From A to Z. Waxa ino yala in ka badan 30 Zafira oo PARTS a...
|
|
| Tuesday, 12 January, 2010 |
|
RIKORKA BAABUURTA
(SWEDEN)
- Baabuurta / Dayactirka Guud
WAXAAN HAYAA RIKORKA BAABURTA OO CD MP3 AH WAA QIIMO JABAAN
|
|
| Monday, 11 January, 2010 |
|
iib baabuur
(manchester uk)
- Baabuurta / Baabuurta
asalaamu alaykum waxaan idin hayaa baabuur ama gaari 8 saets
noociisana waa fiat ulysse 2.0 diesel waa 2001 waa beec tel:07983569729 ama
01612320285 sujac123@hotmail.com
|
|
| Friday, 08 January, 2010 |
|
TAYARADA AMA LUGAHA GAWAARIDA
(BELGIUM )
- Baabuurta / Dayactirka
walaalayaal waxaan halkaan idinkugu soo ban dhigayaa in aan hayo taayarada gawaarida waaweeyn lambarkasta iyo cabir walba ood u baahatid ma aha cuseeb lakiin waa nadiif nadiif aad u fiican kuuna cimrin kara hadaba hadaad xiisaynayso lugaha gawaarida oo ...
|
baabuur iib ah
(u k london)
- Baabuurta / Baabuurta
renault scenic 1.6 petrol 7 seater black alloy wheel sanadka 2006 07828095161 qiimaha 4.995
|
|
| Sunday, 03 January, 2010 |
|
Askarmotors
(West London/Southall)
- Baabuurta / Dayactirka Guud
waa geeresh aad u casri ah oo aad ka heli kartaan dhamaan dayactirka baabuurta,MOT, Electric iwm, waxaanu kuu Scann gareyneynaa nooc kasta oo Baabuurta ah electerigooda, Waxaanu kuu sameyneynaa nooc kastoo service,Clutch,Brakes,Exhausts, iyo Cilad kastoo ...
|
|
| Thursday, 31 December, 2009 |
|
AL RAHMA CAR ACCESSORIES AND SPARE PARTS
(SOMALILAND)
- Baabuurta / Dayactirka
Wax aan kuu haynaa dhamaan qurxint baabuurta oo dhan
iyo waliba dayctirkooda hadii aad doonayso inaad iibsato
fadlan nagla soo xidhiid
TELL"4189705,512014,301456,217145
|
|
| Sunday, 27 December, 2009 |
|
renault scenic 1.5 nafto
(uk)
- Baabuurta / Baabuurta
asalaamu alaykum dhamaantiin walaalayaal waxaan idin hayaa baabuur noocis yahay renault scenic 1.5 nafto ah kalarkana waa dahabi ama gold maalijna wuxuu sameeyay 4000mile tel.01612320285
|
|
| Friday, 25 December, 2009 |
|
Barashada gari wadida
(U.K)
- Baabuurta / Baabuurta
Hadii aad doneysid barashada gari wadida lasoo xiriir
mohamed nur 07932636320
|
|
| Thursday, 24 December, 2009 |
|
2005 Mitsubishi Glant
(USA)
- Baabuurta / Baabuurta
waa gaari iib ah oo qiimo wanaagsanb aad ku heleeyso,
hadii aad u baahntahay ila soo xariir
mahadsanidm,
|
$9,500 Mitsubishi Galanta 2005 Black On Black
(USA)
- Baabuurta / Baabuurta
Gaarigan waa gaari soo baxay sanadkii 2005 waa gaaro Automatic ah, waana nooca loogu jecelyahay xaga shidaalka, waxa uu qaataa regular oo qura, waana gaari aad warranti u heesato ilaa mudo 6 bilood ah, laga bilaabo marka aad gadato mida kale waa gaari la ...
|
|
| Wednesday, 23 December, 2009 |
|
gaari
(usa virginia )
- Baabuurta / Baabuurta
waxaan idin haya gaari nissan altima ah year 97
160000mile ayaa saran
at buu u wanaagan yahay
hadii aat rbto iga la soo xiriir yussufadde@hotmail.com
|
|
| Tuesday, 22 December, 2009 |
|
renault scenic 1.5 nafto 4000 mile kalarkeedana
(manchester)
- Baabuurta / Baabuurta
renault scenic 1.5 nafto 4000 mile kalarkeedana waa dahabisu jac123@hotmail.com
|
|
| Tuesday, 15 December, 2009 |
|
|
GLASGOW
(UK GLASGOW)
- Baabuurta / Baabuurta
SC WALAALAYAAL WAXAAN IDIIN HEYNAA BAABUUR YAR YAR FADLAN NOOCII AAD RABTAAN NALA SOO XARIIRA SI AAN IDUNKUGU RAADINO WELI QIIMO JABAN WAXAAD NAGALA SOO XARIIRI KARTAA EMAIL (MFAGAAS@HOTMAIL.COM) TEL= 07535704047 WADA SHAQEYN WACAN ( MOHAMED ELMI/ MOAHEMD...
|
|
| Thursday, 05 November, 2009 |
|
Baabuur iib ah (Opel Astra st. car)
(Denmark)
- Baabuurta / Baabuurta
Waa baabuur aad gu wanaagsan Dan iyo Xarago iyo waliba Famil. waa baabuur dhaqaaleysan oo servis fiican leh. Yaan waxba hadal kuugu daalin ee arag uunbaa kaa dharjin. <a href="mailto:abdulkadirbod@hohmail.com">abdulkadirbod@hohmail.com<...
|
|
| Monday, 21 September, 2009 |
|
al baraka gen trs dubai
(dubai iyo nl uk)
- Baabuurta / Baabuurta
Maamulka al baraka.gen.trs. dubai waxay u tahniyadaynayaan somali meel walba oo ay joogaan in ay u hayan Baabuurta wawen ee xamulaka oo qemo ni qaciyo waxay ni hayana xafisa iba ah oo ku yala magalada dubai
www.mashallah.tk ...
|
|
| Friday, 18 September, 2009 |
|
Cagafyada beeraha lagu falo/qoto
(Somaliland /Borma/Awdal)
- Baabuurta / Baabuurta
Dhamaan walaalaha ku nool dhulka soomaalidu degto ee beeralayda ah waxaan ogaysinayaa in aan hayo cagafyo nooca beerha lagu qodo.
nooca Massey ferguson 590
qiimaha waa 16.000 us dollers
meesha ay yaalaan Boorama Awdal
telefoonada ...
|
|
| Saturday, 12 September, 2009 |
|
|
iveco 110 ,14
(italy)
- Baabuurta / Baabuurta
waxaan hayaalaba baabuur oo ah iveco 110 ,14 waxa eey yaalaan talyaaniga toriino waa laan garoone gaab iyo laan garoone dheer matoorkooda wafiicanaayhay iyo dhaman qalabkooda oo idil ringoodu waa gaduud lacagta aan ku rabo labadoodaba wa 5000 E wan...
|
|
| Monday, 31 August, 2009 |
|
|
Askarmotors
(London U.K)
- Baabuurta / Farsamadda
Askarmotors waa Geeresh aad ka heleysid Dhamaan Dayactirka baabuurta electric,Engine,exhaust,Clutch,services,Brakes iwm, anagoo isticmaalayna qalab aad u heersareeya, wuxuuna ku yaalaa geereshkani casriga ah ee askarmotors, London Southall, Tel: 079614303...
|
|
| Monday, 10 August, 2009 |
|
|
Zafira silver club
(UK)
- Baabuurta / Baabuurta
waxaan hayaa 7 seat Zavira oo patrol ah 51 mileage good condition siver, wuxuu yaalaa Noth London quumo wanaagsan ayaa laguugu soo dhoweynayaa. faahfaahin kala xiriir. Tel 07904896581 thanks xarago2@yahoo.com
|
|
| Monday, 27 July, 2009 |
|
gawarida waa weeyn
(yurub)
- Baabuurta / Baabuurta
asc, waxaan dhamaan ugu bishareynayaa somalida ku nool dunida dacaladeda inaan ni hayno gawarida waa weeyn sida volvo ha, oo kale oo beec ah nigalana siin doono qimo ni rali geliya weli waxaan kaa cawin karnaa hadi aad rabto in gariga markab lagu soo saar...
|
|
| Saturday, 18 July, 2009 |
|
zafira silver clup
(London UK)
- Baabuurta / Baabuurta
waxan iska iibinaya gari zafira silver clup
mileage 53, Tex road iyo MOT wuxuu dhacayaa 31/12/09
Tel 07904896581 wixii faahfaahin oo aad u baahantahay ii soo dir walaal A/C
|
|
| Saturday, 11 July, 2009 |
|
|
Berlin
(Germany)
- Baabuurta / Baabuurta
Baabuur iib ah.
waxaan hayaa baabuur weyn oo ah, iveco-magirus 7,5 tone iyo baabuur yar oo ah mercedes C 180 cidii rabta ama daneyneysa ha igala soo xiriirto e mailka ah shuqul@hotmail.de ama telefonka ah 0049163 7916767
|
|
| Monday, 06 July, 2009 |
|
|
Waxaan haynaa dhowr gaari
(Belarus)
- Baabuurta / Baabuurta
waxaan haynaa dhowr gaari oo ah nooca loo yaqaan Uraalka iyo kamazka. waxaa kaloo la hayaha gawaari waaweeyn oo marcedez ah. hadii faahfaahin dheeraad ah loo baahan yahay igala soo xiriira cinwaankeey.robleyusuf@hotmail.com
|
|
| Saturday, 04 July, 2009 |
|
|
BABUUR 7SEAT ah Vauxhall zavira
(UK London)
- Baabuurta / Baabuurta
waxaan hayaa 7 seat Zavira oo patrol ah 51 mileage good condition siver, wuxuu yaalaa Noth London quumo wanaagsan ayaa laguugu soo dhoweynayaa. faahfaahin kala xiriir.
Tel 07904896581 thanks xarago2@yahoo.com
|
|
| Thursday, 18 June, 2009 |
|
|
7 seat car ren
(uk )
- Baabuurta / Baabuurta
waxaan hayaa gari rinootka nooc cusub ah oo 7 seat waan gari econimic ah waan qiimah ku raali kalin doono
hanad49@hotmail.com
|
|
| Wednesday, 17 June, 2009 |
|
|
BABUUR 7SEAT ah ZEAT ALAMBATA 7 QAD AH
(UK)
- Baabuurta / Baabuurta
GARIGA WAA GARI 7SEATH AH BOO DHIGIISA WUU FIICAN YAHAY DVD IYO RIMUUD AYUU LEEYAHAY M O T AYUU LEEYAHAY ROAD TAX WUU LEEYAHAY 6MONTS ENJINKA SARAN WUU WANAAG SAN YAHAY QOLOF KIISA WUU WANAG SAN YAHAY WAA SILVER QIIMO JABAN BAA LAGU RABAA OO AAD LA DHICI ...
|
|
gaari candha meydle ah
(somalia)
- Baabuurta / Baabuurta
waxan iska iibinaya gari candha meydle ah waa gari cusub waxan isticmalayay oo kali ah 2 bilood waa gari her sare waxa uu yalaa somalia moga disho waxad igala soo xariiri kartaa
caaqilka-umada@hotmail.com mahad sanidiin cml
|
|
| Friday, 29 May, 2009 |
|
NOR HINDI & SONS AUTO SPARES COM LTD
(SOMALIA)
- Baabuurta / Dayactirka
NOR HINDI & SONS AUTO SPARES COM LTD
SALAAMA AUTO SPARE PARTS
FIAT IVECO JAPAN SAME LOMBORDIN DEUTZ VM
TE:+2521 5501812 +2521 5327932 +2521 5580887
E-mail-mnhindi@hotmail.co.uk or onhindi@hotmail.co.uk
waxa gacmo furan kuguso dhoweynaya eng nor...
|
|
| Thursday, 21 May, 2009 |
|
|
baabuur polo VW
(WEST LONDON)
- Baabuurta / Baabuurta
WAXAAN HAYAA BAABUUR POLO OO ISHAYSTA GUDAHA IYO DIBADABA , HADAAD RABTO ILA SOO XIRIIR TELEFOONKA 07949087676, AMA EMAIL geele05@hotmail.co.uk. baabuurka waa S reg waa guduud, waxaaana watay gabadh qiimuhu waa £900 wuxuu socday 76000 miles.
|
NOOR HINDI & SONS AUTO SPRES COM LTD
(KENYA)
- Baabuurta / Dayactirka
NOR HINDI & SONS AUTO SPARES COM LDT
SONA AUTO SECTION NAIROBI
TEL:254 71370 1674/254 733407700
E-mail.sonaauto@hotmail.com or engalihindi@hotmail.com
FIAT IVECO JABAN ACTORS SCANIA VOLVO M.BENZ
|
|
| Thursday, 14 May, 2009 |
|
Babuur: Used Cars
(bosaaso)
- Baabuurta / Baabuurta
KU: Dhamaan Cidii rabta in ay iibsato Babuur gudaha bosaaso
fadlan ila soo xirir
|
gaabdhi langarusal ah
(Somalia)
- Baabuurta / Dayactirka
waxan hayaa oo iibinyaa gaabdhi langarusal ah leyla calaawi nooca loo yaqaan waxuuna yaalaa xingalool qofkii xiseynyaa ha iga soo waco 25290724405
saeed@hotmail.com
|