Waxaa cidii deggan Oslo ee doonaysa fadhi 3 + 2 iyo miisfadhigoodii u dhaxeeyay loo sheegayaa in loo hayo iyadoo laga siin doono qiimo macquula. Waxay ka samaysan yihiin loox quruxsan iyo maro aad u bilicsan waana fadhi qadiima isla markana qaaliya qofkasta qancinaaya ee yaan lagaaga horayn.
Waxaa sidoo kale laguu hayaa talaagad taaga (Gram) oo ah kuwa aan barafka samayn laakiin wax qaboojiya aadna u fiican iyo sariir 1 nafar ah oo waxyar la isticmaalay waana nooca VIP-du iibsto furaashkeedu waa SULTAN.
Wixii intaas dheer kala soo xidhiidh Mr. Mohamed Omer Togsoma
Tel: 41 63 17 93
|
It is ok to contact this poster with commercial interests.
711 hits
|