|
Search
| Title |
| | Tuesday, 12 January, 2010 | |
Kursi Mustacmal ah oo sariir wata
(UK London)
Waa kursi Saloto fadhiy oo ka soo baxeysa sariir jiif Qiimahiisu waxuu ahaay �1000 Markii u cusbaa waxuu soo maray hal gacan Aad ayaana loo dhaqaaleeyay hadana waxaan iibineynaa qiimo jaban madaamo u yahay mustacmal �150 07903428908
|
| | Monday, 14 December, 2009 | |
|
FADHI 3 +2 IYO MIISFADHIGOODII,QABOOJISO IYO SARIIRNAFAR IIBA!!!
(OSLO, NORWAY)
Waxaa cidii deggan Oslo ee doonaysa fadhi 3 + 2 iyo miisfadhigoodii u dhaxeeyay loo sheegayaa in loo hayo iyadoo laga siin doono qiimo macquula. Waxay ka samaysan yihiin loox quruxsan iyo maro aad u bilicsan waana fadhi qadiima isla markana qaaliya qofka...
|
| | Sunday, 31 May, 2009 | |
shirkada samaynta fadhicarbeedyada ee almuflehoon sharjah uae
(imaaraadka carabta)
waxaan idiin haynaa shirkad samaysa fadhi carbeedyada taasoo idiinkugu samayndoonta qiimo idin raali galiya oo ka jaban qiimaha magaalada fadhiyada noocyada ugu qurxoon iyo miisaskooda oo idin cajabin doonaan designs kala duwan wixii faahfaahin dheeri ah ...
|
|