|
Search
| Title |
| | Tuesday, 06 July, 2010 | |
salon fadhiga
(brussel belgium)
- Alaab Guri / Qalabka Fadhiga
WAXAN IDIN HAYAA ALAABAHA FADHIGA IYO KUWA JIIFKA IYO KUWA QADADA INTBA MUEBLKA OO DHAN MARKA HADII AAD RABTID WAAD NALA SOO XIRIIR KARTAA MAHADSANID
|
hassan cade
(belgium)
- Alaab Guri / Qalabka Fadhiga
DAD WEYNAHA SOMALIYEED EE JOOGA YURUB WAXAN U SHEEGEYNAA IN AAN U HAYNO ALAABTA GURYAHAY SIDA FADHIGA IYO JIIFKA IYO CUNTADA IYO DHAMAAN MEUBLE AH MEEL KASTO OO AAD KA JOOGTO YURUB WAA LAGUU KEENI DOONAA INSHA ALLAAH
|
| | Friday, 04 June, 2010 | |
Fadhi Carbeed iyo Dharka dumarka
(Sweden)
- Alaab Guri / Qalabka Fadhiga
waxaan idiin haynaa dharka dumarka oo cayn walba leh iyo Fadhi carbeed ku raali galinaaya oo aad ku qan caysid horeey intii gadatay ugu qanacday adna waa la hubaa in aad ku qancaayso
ahmed2535@hotmail.com
|
| | Friday, 28 May, 2010 | |
alaabooyin kala du,duwan
(china )
- Alaab Guri / Qalabka Fadhiga
halkan waxaan idinku soo gudbinayaa waa alaabada aan halkan hoose sawiradooda idinku soo sawiray sida kursaasta guryaha lagu qurxiyo dahyada oo intaba qiimo macquula leh fadlan ha moo gaan waxaa kuu haysaa waa al nasri general trading co.
markaa fadlan h...
|
| | Tuesday, 12 January, 2010 | |
Kursi Mustacmal ah oo sariir wata
(UK London)
- Alaab Guri / Qalabka Fadhiga
Waa kursi Saloto fadhiy oo ka soo baxeysa sariir jiif Qiimahiisu waxuu ahaay �1000 Markii u cusbaa waxuu soo maray hal gacan Aad ayaana loo dhaqaaleeyay hadana waxaan iibineynaa qiimo jaban madaamo u yahay mustacmal �150 07903428908
|
| | Sunday, 20 December, 2009 | |
ALAAB GURI
(TORONTO, CANADA)
- Alaab Guri / Qalabka Jiifka
DALKADURNITURE WAXAAD KA HELYSAAN ALAABBAHA GURYAHA LAGU QURXISTO.NFO@DALKAFURNITURE.COM
|
| | Friday, 18 December, 2009 | |
qalabka jiifafka
(belgium)
- Alaab Guri / Qalabka Jiifka
waxaan haynaa alaabihii guryaha kuwii ugu casrisanaa
ee sanadka 2009 ka waxaana aan kuugu soo diri karnaa meel kasta ood dagan tahay kaliya naga soo dalbo fadlan
kadiye_53@hotmail.com : 0032497993835
http://
|
| | Monday, 14 December, 2009 | |
|
FADHI 3 +2 IYO MIISFADHIGOODII,QABOOJISO IYO SARIIRNAFAR IIBA!!!
(OSLO, NORWAY)
- Alaab Guri / Qalabka Fadhiga
Waxaa cidii deggan Oslo ee doonaysa fadhi 3 + 2 iyo miisfadhigoodii u dhaxeeyay loo sheegayaa in loo hayo iyadoo laga siin doono qiimo macquula. Waxay ka samaysan yihiin loox quruxsan iyo maro aad u bilicsan waana fadhi qadiima isla markana qaaliya qofka...
|
| | Thursday, 13 August, 2009 | |
|
alaabta wax lagu qurxiya
(gabon)
- Alaab Guri / Qalabka Qurxint
alaabta wax lagu qurxiya sida vaska iyo ayu nooc wax lagu qurxiya oo jim lad ah
|
| | Sunday, 28 June, 2009 | |
|
qalab jiif
(soomalia)
- Alaab Guri / Qalabka Jiifka
waxaan hayaa alaabta jiifka oo dhameestiran sid a sariirtii oo king size ah iyo labo koomadiin kabarkii dharka iyo wali tasriixadii muraayada laheed alaabtaas oo ah alaab aan isticmaalay mudo 75 habeen ama 2 bil iyo 15 cisho qiimaha alaabta waa kajaban ya...
|
| | Sunday, 31 May, 2009 | |
shirkada samaynta fadhicarbeedyada ee almuflehoon sharjah uae
(imaaraadka carabta)
- Alaab Guri / Qalabka Fadhiga
waxaan idiin haynaa shirkad samaysa fadhi carbeedyada taasoo idiinkugu samayndoonta qiimo idin raali galiya oo ka jaban qiimaha magaalada fadhiyada noocyada ugu qurxoon iyo miisaskooda oo idin cajabin doonaan designs kala duwan wixii faahfaahin dheeri ah ...
|
| | Thursday, 21 May, 2009 | |
Carpets,Laminate,Wood
(London UK)
- Alaab Guri / Qalabka Qurxint
Shacabka soomaalida ku nool Magaalda London waxaan la socodsiineynaa iney ku so dhowadaan carpet oo qiimahooda aad ujaban yahay oo ka bilaabanayo £3.99. dhigitaanka carpet kana uu yahay £1.99 per sqm. Underlay kana oo ka bilaabanayo £2.99( kuwa dukaama...
|
|
|